Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan iskugu yeeray madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa ku casuumay Madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka in ay isugu yimaadaan shir 27-ka bishan December,...
MADAXWEYNE MAXAMED CABDULLAAHI FARMAAJO OO DALKA DIB UGU SOO LAABTAY
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliso Marwada Koowaad ee Dalka Marwo Saynab Cabdi Macallim ayaa dalka dib ugu soo...
MADAXWEYNE FARMAAJO OO KULAN LA QAATAY DHAKHAATIIR SOOMAALIYEED OO TAKHASUS KU QAADANAYA DALKA TURKIGA
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa qaabilay Dhakhaatiir Soomaaliyeed oo ka tirsan Isbitaalka Tababarka iyo Cilmibaarista ee Erdogan Muqdisho, kuwaas oo...
La-taliyeyaasha madaxweynaha Ruushka iyo Mareykanka oo wada hadal khadka taleefanka ah yeeshay
La-taliyaha arrimaha dibadda ee madaxweynaha Ruushka Yury Ushakov iyo la taliyaha amniga qaranka Mareykanka Jake Sullivan ayaa ka wada hadlay soo jeedintii dhawaan Ruushka...
Hay’adda Bisha-Cas ee Qatar oo soo gabagabaysay howlo caafimaad oo ay ka wadday Soomaaliya
Hay’adda Bisha Cas ee dowladda Qatar oo kaashanaysa wasaaradda caafimaadka Soomaaliya ayaa soo gebagebeysay howlo qallinno kala duwan ah oo ay ka wadday dalka...
WHO oo sheegay in 3.3 milyan dunida ugu geeriyoodeen Covid-19 sanadkii 2021
Agaasimaha guud ee heya’adda caafimaadka aduunka “ WHO ” Tedros ayaa sheegay in cudurka ‘coronavirus’ uu galaaftay nolosha in ka badan 3.3 milyan oo...
Agaasinka deegaanka Xafiiska RW oo warbixinta Cimillo Qaran u gudbiyay Qaramada midoobay
Kulan Aqoon-isweydaarsi ah oo ku saabsanaa la tacaalidda Isbeddelka cimillada oo ay qaybgaleen hay’adaha Dowladda Federaalka ee bahwadaagta la ah Agaasinka deegaanka ayaa ka...
Soomaaliya oo ka qayb gashay shirka wasaaradaha waxbarashada Waddamada Carabta
Dubai- Agaasimaha tacliinta sare, hiddaha iyo cilmi baarista Wasaaradda Waxbarshadda Soomaaliya mudane Ismaaciil Yuusuf Cusmaan, ayaa Magaaalada Dubai uga qeyb galay Shirka 22,aad ee...
Safiirka JFS u fadhiya Masar oo ku soo dhaweeyay Safaaradda Gudoomiyaha guddiga madaxa banaan...
Safiirka JFS u fadhiya Masar ahna wakiilka joogtadda ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Danjire Ilyaas Sheikh Cumar ayaa Safaaradda kuso dhaweeyay Gudoomiyaha guddiga madaxa...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS oo booqday xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Riyadh.
Riyaadh- Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Sacuudiga , Danjire Saalim Macow Xaaji ayaa ku soo dhaweeyay Wasiirka xarunta safaaradda , halkaa oo uu...










