Wararka

Guddomiyaha Gobolka Banaadir oo kulan la qaatay Degmooyinka shangaani iyo Cabdicasiis

0
Guddomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqodisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) kulan la tashi ah galabta la qaatay  Bulshada Degmooyinka Shangaani iyo...

Shirka Golaha Wadatshiga Qaran Oo Looga Hadli Doono Ammaanka!

0
Shirka Golaha wadatashiga Qaran ee dhammeystirka Doorashooyinka dalka oo soo bilaabmay maalintii isniintii ayaa maanta oo khamiis ah galaya maalintii Afraad, waxay madaxdu shalay...

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay aad uga xun tahay falkii foosha xumaa ee maanta ka...

0
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay aad uga xun tahay falkii foosha xumaa ee maanta ka dhacay magaalada Dhahar ee Gobolka Sanaag oo ay ciidamada Amniga...

Wasiir Dubbe Oo Ka Hadlay Kulankii Horudhaca U Ahaa Shirka Qaran Ee Dhammeystirka Ahaa!arrimaha...

0
Wasiirka Wasaaradda Warfaafin, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cusmaan Abuukar Dubbe, oo Shir jaraa’id warbaahinta kula hadlay ayaa ka warbixiyey kulankii...

Ra’iisulwasaaraha Yahuudda Netanyahu Oo Ku Wajahan Imaaraadka Carabta

0
Ilo wareedyo ku sugan Telaabiib ayaa sheegaya in Netanyahu uu booqasho rasmi ah ku tagi doono Imaaraadka  Carabta beri oo Khamiis ah, booqashadaasi oo...

Dawladda Itoobiya Oo Diiday In Muranka Biyo Xireenka Wabiga Niil La Soo Farageliyo!!

0
Dowladda Itoobiya ayaa diiday dhex dhexaadiyeyaal kale oo Mareykanku ku jiro in ay soo galaan muranka salka ku haya biyo xireenka  webiga Nile ee...

Howlwadeennada Caafimaadka Isbitaalka Banaadir Oo Qaatay Talaalka Ka hortagga COVID-19

0
Howlwadeennada Caafimaadka iyo Qaar ka mida mas’uuliyiinta Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka ee Banaadir ayaa qaatay Talaalka ka hortagga cudurka safmarka ah ee COVID-19. Qaar ka...

Wareegga 1Aad Ee Dacwadda Baddeenna Oo Si Rasmi Ah u Soo gaba Gabowday

0
Sida uu warbaahinta u sheegay Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Mudane Sulaymaan Maxamed Maxamuud, Maanta oo ay taariikhdu ku beegantahay 16-ka Maarso, Ergeda Dalkeenna...

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug oo si weyn loogu soo dhaweeyey Magaalada Muqdish

0
Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo maalmihii lasoo dhaafay safar shaqo ku joogay wadanka Turkiga ayaa goordhaw soo gaaray magaalada Muqdisho. Waxaana garoonka...

DF iyo Midowga Yurub oo kala saxiixday heshiis quseeya dhismaha wadooyin muhiim u ah...

0
Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Midowga Yurub ayaa kala saxiixday  heshiis ku saabsan  dhismaha wadooyin muhiim u ah Dalka. Heshiiskan ayaa qeyb ka qaadanaya dhismaha waddooyinkan...