Wasiirka maaliyadda XFS oo kulan la yeeshay xubno ka socday dowladda Faransiiska
Wasiirka wasaaradda maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta kulan ku saabsan arrimaha dib u habeynta maaliyadda Soomaaliya iyo fursadaha...
Wasiirka Qorsheynta oo qaabilay Safiirka dowlada iskutaga imaaraadka Carabta ee Soomaaliya
Wasiirka wasaaradda Qorsheynta, maalgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha ee Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka dowlada Iskutaga...
Wasiirka Haweenka Soomaaliya oo furtay kulan looga hadlayay baahiyaha dadka naafadaha
Wasiirka wasaaradda haweenka iyo horumarinta xuquuqda Aadanaha ee Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya Xildhibaan marwo Xaniifa Maxamed Ibraahim, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furtay shir ay...
Safiirka cusub ee Mareykanka u qaabilsan soomaaliya oo soo gaaray Muqdisho
Safiirka cusub ee Mareykanka u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Larry Andrey, ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho.
Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho ayaa barteeda Twitter-ka...
Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal oo kulan la qaatay Safiirka UK u fadhiya Soomaaliya
Gudoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federal Mudane Muuse Geelle Yuusuf oo ay weheliyaan madaxa xiriirka caalamiga Maxamed Muuse iyo madaxa maamulka iyo maaliyadda Cabdi...
Maxkamadda ciidamada Galmudug oo xukun 15-sano ah ku riday askari ka tirsan Gor-gor.
Maxkamada ciidamada qalabka sida qaybta Galmudug ayaa maanta u fariisatey dhageeysiga iyo go’aan ka gaarista dacwadda loo heysto dable Xoogga, Cabdiraxmaan Cabdulahi Axmed Tooxoow...
Guddiga Doorashada Koonfur Galbeed oo shaciyay doorashada shan kursi oo ka mid ah kuraasta...
Guddiga Maamulka Doorashada Heer ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ayaa shaaciyay jadwalka doorashada shan kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka BFS. Kuraasta...
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo qaabilay wafdi ka socday Dolwadda Faransiiska oo Muqdisho soo gaaray
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa caawa Muqdisho ku qaabilay wafdi ka socday Wasaaradda Yurub iyo Arrimaha Dibadda ee...
Cabdinuur Cali Aadan oo loo doortay xildhibaan ka tirsan golaha shacabka
Musharax Cabdinuur Cali Aadan ayaa ku guuleeystay kursiga tirsigiisu yahay #HOP028 kadib markii uu u tanaasulay musharaxii la tartamayey oo ahaa Axmed Cabdi Maxamed.
Ergada...
Maraykanka oo qalab millatari u diray Ukraine
Xukuumadda Washinton ayaa qalab milatari oo ku kacaya $200m gaarsiyay ee Ukraine xilli laga cabsi qabo weerar Ruushku ku qaado wadankaan oo taageero ka...










