Xasan Xuseen Maxamed oo ku guuleystay kursiga HOP126 ee Golaha Shacabka BJFS
Magaalada kismaayoe ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose waxa ka socda doorashada saddex kursi oo kamid ah Golaha shaacabka BJFS waxan kursiga koowaad ee HOP126...
Dowlad goboleedyada Galmudug iyo Jubbaland oo maanta qabanaya doorashada kuraas kamid ah Golaha Shacabka
Guddiyada hirgelinta doorashooyinka Maamulada Galmudug iyo Jubbaland ayaa lagu wadaa in Maanta ay ku qabtaan Magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Kismaayo doorashada Xubno kamid ah kuraasta...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhiggiisa Norway oo ka wada hadlay iskaashiga Labada Dal
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali ayaa maanta oo Talaado ah khadka telefoonka wada hadal kula yeeshay dhiggiisa Arrimaha...
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle oo kormeeray goobta lagu qabanayo doorashada xildhibaanada JFS ee ka...
Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta kormeer ku tagay xarunta loo qorsheeyay inay ka dhacdo Doorashada Golaha Shacabka.
Madaxweynaha ayaa soo indha indheeyay...
Doorashada qaar ka mid ah kuraasta Golaha shacabka oo ka socota Muqdisho iyo Baydhaba
Doorashada qaar ka mid ah kuraasta golaha shacabka ee gobollada waqooyi iyo Koonfur Galbeed ayaa saakay ka socota magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhaba, waxaana ilaa...
Doorashada qaar ka mid ah kuraasta xildhibaannada golaha shacabka Soomaali-Land oo maanta dhacaysa.
Guddiga doorashada kuraasta gobollada Woqooyi ee Soomaaliland ayaa maanta Muqdisha ku dooranaya 9 kursi oo ka mid ah golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Khadra Maxamuud...
Wasaaradda caafimaadka Soomaaliya oo dhowaan kulan cilmi-baaris ah ku qabanaysa Garoowe
Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada ee Dowladda Federalka Somaliya iyo Machadka Caafimaadka Qaranka (National Institute of Health (NIH)) ayaa lagu wadaa inay si wada...
Galmudug ayaa shaacisay afar ka mid ah kuraasta baarlamanka oo lagu soo lagu qaban...
Dhuusamareeb- Guddiga maamulka doorashooyinka heer dowlad goboleed ee Galmudug ayaa shaaciyay liiska guddiga soo xulaya 4 kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka...
Guddiga gurmadka abaaraha Koonfur Galbeed oo raashin gaarsiiyay degmada Diinsoor
Diinsoor- Guddiga Gurmadka Abaaraha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta sahay raashin deeq ah gaarsiiyey degmada Diinsoor ee Gobolka Baay.
Guddiga Gurmadka Abaaraha Dowlad...
Wasiirka Gaadiidka XFS oo tababar u soo xiray shaqaale ka shaqeynaya amniga Garoomada dalka
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawadda ee Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Duran Axmed Faarax ayaa maanta tabbabar u soo xiray kooxdii u horraysay oo...










