Saadiq Joon oo loo doortay kursi xildhibaanimo
Saadaq Cumar Xasan oo loo yaqaano Saadiq Joon ayaa ku soo baxay kursiga tirsigiisu tahay #HoP 248 kaas oo doorashadiisu ka dhacday Dhuusamareeb, Saadaq...
Doorashooyinka maanta ee Muqdisho iyo Dhuusamareeb
Waxaa maanta oo Khamiis ah dhacaya Doorashada ilaa iyo todobo kursi oo Golaha Shacabka ah kuwaasoo lagu kala dooran doono magaalooyinka Muqdisho iyo Dhuusamareeb.
Sadex...
Abaar ba’an oo ka taagan degaanka Qaradhi ee gobolka Galgaduud
Dhuusamareeb- Dadka ku dhaqan degaanka Qaradhi ee gobolka Galgaduud ayaa kacabanaya abaar aad u daran oo sameysay dadka iyo duunyada, iyagoo qeyla-dhaan u diray...
Saddex kamid ah kuraasta Golaha Shacabka oo lagu doortay Kismaayo
Kismaayo- Waxaa maanta magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee dowlad Goboleedka Jubbaland lagu doortayy Saddexda kamid ah Kuraasta Golaha Shacabka, kuwaas oo kala...
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo kulan la qaatay Guddoomiyaha Aqalka Sare & Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka...
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la yeeshay Guddoomiyaha Aqalka Sare iyo Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka oo uu dhammeeyay madmadowgii soo...
Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka & Jinsiyadaha oo gaaray Baydhabo
Wafdi uu hoggaaminayo Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Cabdulkadir Cilmi Cali (Cabdul) ayaa Maanta gaarey Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobolka Baaydho
Wafdi...
Shir weynaha Garsoorka dalka oo maanta ka furmaya Muqdisho
Shirka sannadkeedka Garsoorka Dalka oo sannadkii afaraad la qabanayo ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, iyada oo ay ka qeybgalayaan dhamaan bahda Garsoorka dalka.
Furitaanka...
Kismaayo oo lagu qabtay doorashada Saddex kamid ah kuraasta Golaha Shacabka
Waxaa maanta oo arbaca ah lagu doortay magaalada kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose saddex xildhibaan oo ka mid noqon doona baarlamaanka 11-aad ee...
Britain oo Ruushka ugu hanjabtay cunaqabateeyn
Ka dib markii Ruushku uu xadka Ukraine ka bilaabay dhoolatus milatari, ayuu Ra’iisul wasaaraha Britain Boris Johnson ugu hanjabay Moscow cunaqabatayn aan hore loo...
Ciidamada Xoogga dalka oo howlgal ay ka sameyeen Galmudug ku dilay Maleeshiyaad katirsan argagixisada
Ciidamadda Xoogga Dalka iyo NISA ayaa bariga magaalooyinka Dhusamareeb iyo guriceel howlgallo ay ka fuliyeen ku dilay inka badan 20-maleeshiyaad katirsan argagixisada Al-shabaan iyagoo...










