Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo madaxweynaha JFS ayaa kulan gaar ah ku Yeeshay hoyga uu deggan yahay madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud.
Masuuliyiinta ayaa waxay ka wada hadlay xaaladda guud ee dalka iyo amba-qaadista hanaanka dowladnimadda Soomaaliya.



