Bisha-casta Qadar oo howlo caafimaad ka billowday Soomaaliya
Ururka Bisha Cas ee Qadar oo kaashanaya Wasaaradda Caafimaadka ee XFS ayaa howlo caafimaad ka billowday Isbitaalka Martiini ee Magaalada Muqdisho.
Howlahan caafimaad oo ah...
Soomaali ku geeriyootay shil ka dhacay Mareykanka
Muwaaddin Soomaaliyeed oo magaciisa lagu sheegay Maxamed Cali Jaamac, ayaa ku dhintay shil gaari oo ka dhacay magaaladda Chicago, gobolka Illinois ee dalka Mareykanka.
Maxamed...
Madax sar sare oo ka kala socda Maraykanka iyo Shiinaha oo maanta ku kulmi...
Agaasimaha Xafiiska Guddida arrimaha dibedda ee Guddiga dhexe ee xisbiga shuuciga dalka shiinaha Mr: Yang Jiechi iyo la taliyaha Amniga Qaranka ee dalka maraykanka...
Hindiya oo magdhow lacageed siinaysa ehellada dadkii u geeriyooday Covid-19
Go’aan ka soo baxay Xukuumadda Hindiya ayaa lagu sheegay in Lacag dhan $ 674 oo magdhow ah lasiinayo Qoys kasta oo qof ka mid...
Qaramada Midoobay oo ka arrinsanaysa xaaladda Itoobiya
Antonio Guterres oo ah Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa inuu maanta xaaladihii ugu danbeeyay ee colaadda Itoobiya warbixin ka siiyo xubnaha...
Sanad guuradii 5-aad ee aasaaska Hirshabelle oo la xusay
Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen(Guudlaawe) ayaa ka qeybgalay Munaasabad balaaran oo loogu dabbaal degayay sanad guurada 5aad ee aaasaaska Hirshabeelle.
Munaasabadaan lagu...
Duqa Muqdisho oo kulan kula qaatay Danjiraha Dowladda Turkiya u fadhiya Soomaaliya
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Md. Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xarunta Safaarada Turkiya ee Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Danjiraha...
Galmudug oo Amar Ka soo saartay Jarista, gubista, ka ganacsiga dhuxusha
Wasaaradda degaanka iyo isbedelka Cimilada ee Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa soo saartay amar lagu joojinayo Jarista, gubista, ka ganacsiga dhuxusha iyo ugaarsiga duur-joogta.
Qoraal kasoo...
Madaxweyne Laftagareen oo kulan laqaatay madaxda Magaalada Baraawe
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kulan kula qaatay Madaxtooyada Magaalada Baraawe Ururada Haweenka Magaalada Baraawe ee Caasimada Dowlad...
Guddoomiye Kuxigeenka Degmada Cadaado oo daahfuray Koobka Xaafadaha Degmada Cadaado
Sanadkiiba mar ayaa laqabtaa koobkaan oo ah kan ugu xiisaha iyo daawashada badan koobabka laga dheelo Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud.
Afarta Waxood ee Karaamo,...










