Wararka

Maamulka iyo Shacabka Hirshabeelle oo xakameeyay fatahaadda uu Webiga Shabeelle ka sameeyay Jowhar+Sawirro

0
Maamulka Gobolka Shabeellada dhexe, kan degmada Jowhar iyo dadweynaha halkaasi ku dhaqan ayaa ku guuleystay inay xiraan Buq ama goob ay kasoo jabsadeen biyaha...

Wasaaradda arrimaha gudaha XFS oo Dhuusamareeb ku qabatay dood wadaag ku saabsan maamul daadejinta...

0
Wasiir ku xigeenka  Wasaarada arrimaha gudaha Federaalka iyo dib-u-heshiisiinta , Axmed Cusmaan Aadan (Qooje) ayaa  daah-furay dood wadaag ku saabsan maamul daadejinta hay’adaha dowladda. Dood...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo kulan muhiim ah la qaatay madax ka socotay bangiga Adduunka

0
Wasiirka Maaliyadda XFS  mudane C/raxmaan Ducaake Beyle ayaa manta xarunta wasaaradda ee Magaalada Muqdisho kulan muhiim ah kula yeesdhay Kristina Svensson oo ah wakiilka...

Baarlamaanka Carabta oo ugu baaqay Aljeeriya iyo Marooko inay mudnaan siiyaan xiriirka walaaltinimo

0
Baarlamaanka Carabta ayaa sheegay inuu si hoose ula socdo isbeddelka ku  yimid xiriirka diblomaaasiyaadeed ee dowaladaha Aljeeriya iyo Marooko, kadib markii Aljeeriya ku dhaawaqday...

Baarlamaanka Carabta oo ugu baaqay Aljeeriya iyo Marooko inay mudnaan siiyaan xiriirka walaaltinimo

0
Baarlamaanka Carabta ayaa sheegay inuu si hoose ula socdo isbeddelka ku yimid xiriirka diblomaaasiyaadeed ee dowaladaha Aljeeriya iyo Marooko, kadib markii Aljeeriya ku dhaawaqday...

Maxkamadda gobolka Galgaduud oo xukuntay eedeysane loo haystay kufsi+Sawirro

0
Maxkamadda gobolka Galgaduud ayaa maanta xukun shan Sano ah ku ridday Maxamed Cabdi Dhoorre oo ku eedeysnaa kufsi iyo afduub uu ugu geystay degaanka...

Muxuu daaranyahay Dhoolatuska Diyaaradaha Dagaalka Masar iyo Faransiiska ay sida wada jirka ah usoo...

0
Diyaaradaha Dagaalka dowladaha Masar iyo Faransiiska ayaa si wadajir ah u sameeyay dhoolo tus ay kusoo bandhigayeen awoodooda, waxayna diyaaradahan hawada sare ku sameeyeen...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo bogaadiyay wadatashiyada la xiriira siyaasadda Qaran ee qurbajoogta

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa bogaadiyay qaabka uu ku socdo hannaanka wadatashiga si loo dhameystiro Siyaasadda Qurbajoogta Qaranka...

Madaxweynaha Jubbaland oo Muqdisho kula kulmay Ku-xigeenka Wakiilka QM ee Soomaaliya “SAWIRRO

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa kulan la qaatay ku xigeenka Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Anita Kiki Gbeho, oo...

Wasiirka Haweenka oo qaabishay saraakiil ka socotay Safaaradda Finland ee Soomaaliya “SAWIRRO”

0
Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya marwo Xaniifa Maxamed Ibraahim oo uu wehliyo agaasimaha guud ee Wasaaradda, mudane Isxaaq Xaashi...