Wararka

Galmudug oo Amar Ka soo saartay Jarista, gubista, ka ganacsiga dhuxusha

0
Wasaaradda degaanka iyo isbedelka Cimilada ee Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa soo saartay amar lagu joojinayo Jarista, gubista, ka ganacsiga dhuxusha iyo ugaarsiga duur-joogta. Qoraal kasoo...

Madaxweyne Laftagareen oo kulan laqaatay madaxda Magaalada Baraawe

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kulan kula qaatay Madaxtooyada Magaalada Baraawe  Ururada Haweenka Magaalada Baraawe ee Caasimada Dowlad...

Guddoomiye Kuxigeenka Degmada Cadaado oo daahfuray Koobka Xaafadaha Degmada Cadaado

0
Sanadkiiba mar ayaa laqabtaa koobkaan oo ah kan ugu xiisaha iyo daawashada badan koobabka laga dheelo Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud. Afarta Waxood ee Karaamo,...

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay dhiggiisa dalka Uganda

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo dhiggiisa dalka Uganda Mudane Yoweri Museveni oo kulan-doceed ku yeeshay magaalada Addis-ababa ayaa ka wada...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kulan laqaatay danjiraha DFS u jooga Itoobiya

0
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS ahna Senator la doortay Avv.Xasan Xuseen Xaaji ayaa kulan kula qaaday Magaalada Adis-ababa Xarunta Dalka Itoobiya  Danjiraha DFS u jooga ...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Qadar

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda faderaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Doxa ee dalka Qadar ayaa kulan la qaatay...

maantoo kale Soomaaliya maxaa ka dhacay?

0
05/10/1949 waa maalintii u dhacey dagaalkii Dhagaxtuur oo u dhexeeyay Leegada iyo Gumeystaha Ingiriiska ee qabsadey Soomaaliya. Dagaalkaas kadib Soomaaliya kulankii Qaramada Midoobey waxaa loo...

Madaxweyne Farmajo iyo Abby Axmed oo kulmay

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magaalada Addis-ababa ee dalka Itoobiya kulan Kula qaatay Ra'iisul Wasaaraha dalkaasi Abby Ahmed. Labada masuul ayaa...

Culumada kasoo jeeda Galmudug oo ka hadalay xiisadaha kasoo Cusboonaaday deegaano ka tirsan Gobolka...

0
Guddoomiyaha Culumada Dowlad-goboleedka Galmudug Sheekh Muxyadiin Yuusuf Barre oo wareysi gaara siiyay warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay xiisadaha kasoo cusboonaaday...

Taliban oo lagu eedeeyay dilka 13 xubnood oo ka tirsan qowmiyadda Hazara

0
Warbixin cusub oo ka soo baxday xafiiska Amnesty International ee xuquuqul Insaanka ,ayaa lagu sheegay in wax yar ka dib markii awoodda Dalka Afganistaan...