Wefdi ka socda guddiga doorashooyinka heer federaal oo gaaray Baladweyne
Wefdi isugu jira guddiyada doorashooyinka heer Federaal iyo heer Dowlad goboleed ee Hirshabeelle ayaa maanta gaaray magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, halkaas oo...
Galmudug oo sare u qaadeysa wax soo saarka Beeraha
Wasaaradda Beeraha Dowlad goboleedka Galmudug ayaa magaalada Dhuusamareeb tababar ugu qabatay Beeraleey ka kaala yimid degmooyinka maamulkaas.
Tababarkan oo socon doono mudo saddex maalmood ah...
Ra’iisul wasaarihii dalka Austria oo is casilay
Ra’iisul wasaaraha dalka Austria Sebastian Kurz ayaa xilka iska casilay kadib eedeymo musuqmaasuq oo loo jeediyey dartood,mudane Kurz oo la hadlay telefishinka ayaa yiri...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo Ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyay geerida Dr Maxamed Daahir Afrax
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa Ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyay geerida ku timid Allaha u naxariisto Marxuum Dr Maxamed...
Caawa waxaa magaalada London ee dalka Ingiriiska ku geeriyooday Prof. Maxamed Daahir Afrax. ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay...
Prof Maxamed Daahir oo ku geeriyooday London
Caawa waxaa magaalada London ee dalka Ingiriiska ku geeriyooday Prof. Maxamed Daahir Afrax.
Marxuumka ayaa ahaa guddoomiyaha guddiga madaxa-banaan ee dastuurka, sidoo kale waxuu ahaa...
Ra’iisul wasaare Rooble oo warbixin ka dhagaystay Guddiga Doorashada Heer Federaal
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa warbixin ka dhageystay Guddiyada Doorashooyinka Heer Federaal (FEIT) iyo Gobollada Woqooyi (SEIT), taas oo ku saabsan...
WARGELIN MUHIIM AH
Wargalin muhiim ah: Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska waxay ku wargalineysaa dadka degan dhulka War-laliska ee radio Muqdisho ee degmada Deyniile in ay uga...
Tababar ku saabsan sugida amniga doorashooyinka golaha shacabka oo ka furmay Bosaaso
Taliyaha qeybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa maanta tababar ku saabsan sugida Amniga doorashooyinka Golaha shacabka ka furay Magaalada Bosaaso.
Tababarkaan oo...
Turkiga ayaa ugu baaqay dalalka G-20 inay qaadaan tallaabooyin dheeraad ah oo...
Afhayeenka baarlamaanka Turkiga Mustafa Sentop ayaa so jeediyey in dalal G-20 masuuliyad dheeri ah iska saaraan xal u helista isbedelka cimilada, afhayeenka ayaa shir...