MADAXWEYNE CABDICASIIS LAFTAGAREEN OO QAABILAY CULIMO KA SOCOTAY DOWLADA TURKIYA.
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftgareen ayaa kulan la qaatay Culimo ka socday Dowlada Turkiya oo Maalmahan Magaalada Baydhabo u...
Wasiirka wasaaradda gaashaandhiga JFS oo kulan la qaatay saraakiil ka socotay Safaaradda Maraykanka ee...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS ahna Senatorka la doortay Avv.Xasan Xuseen Xaaji oo uu wehliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Xasan Maxamed Saciid Samatar...
Wasiirka Caafimaadka JFS oo ka qayb gashay xaflad lagu daahfurayay dib u dayactirka qeybaha...
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda Dr fawzia Abiikar Nuur ayaa maanta ka qaybgashay xafladd lagu daahfurayay dib u dayactirka qeybaha caruurta oo ay kaalin...
Tababar ku saabsanaa wacyi galinta codbixiyayaasha ee geedi socodka doorashooyinka oo Gaalkacyo lagu soo...
Tababarkaan ayaa ahaa mid ku saabsanaa wacyi gallinta codbixiyayaasha iyo daneeyayaasha siyaasada ee geedi socadka doorashada oo ay taab a galintiisa iska kaashanayeen Guddiga...
LAFTAGAREEN OO XARUNTA MADAXTOOYADA KU QAABILAY WAKIILKA HAY,ADDA FCA EE SOOMAALIYA
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xarunta Madaxtooyada ku-meel gaarka uah Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ee Magaalada Baydhabo waxa...
Ku-simaha Madaxweynaha Puntland oo maanta kormeeray Banggiga Dhexe ee Puntland
Ku-simaha Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta kormeeray Bangiga Dhexe ee Dowlad Goboleedka Puntland.
Madaxweyne...
Madaxweynaha Turkiga oo booqasho ku maraya dalal ka tirsan Afrika
Turkiga oo xoojinaya xiriirka uu lee yahay waddamada Afrika, ayaa maanta oo Axad ah waxaa dalka Angola tegaya wafdi uu hoggaaminayo madaxweyne Recep Tayyip...
Wasiiradda Arrimaha Dibedda dalalka Iran iyo Shiinaha oo ka wada hadlay heshiiska Nuclearka Iran
Wasiirka arrimaha dibedda Iran Hossein Amirabdollahian ayaa wada hadal la yeeshay dhiggiisa Shiinaha Wang Yi wada hadalka ayaa ku saabsan heshiiska nukliyeerka Iran oo...
Horjooge ka tirsanaa Al-Shabaab oo isku soo dhiibay ciidamada Xoogga dalka
Mohamed Kuulow Ali, oo ka tirsanaa horjoogayaasha Al-Shabaab ayaa isku soo dhiibey Ururka 260-aad, Guutada 9-aad, Qeybta 60aad ee Ciidamada Xoogga dalka.
Horjooge Maxamed Kuulow...
Maxkamadda ciidamaada qalabka sida oo xukuntay eedeysanayaal dhac u geysatay Xarun ganacsi
Faarax Cabdullaahi Calasow “Faaraxey” iyo Maxamed Abshir Maxamed “Camey” ayaa markii ugu horraysay ka soo Muuqday Camerada Carwa Kaah Electronic oo ku taal degmada...