Wararka

Boliiska Bari oo gacanta ku dhigay rag geystay fal dhaawac ah iyo dhac Gaari

0
Taliyaha qeybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud  ayaa sheegay in Ciidanka Booliska ay ku guuleysteen soo qabashada Rag buracad ah oo dhaawac...

Madaxweyne Farmaajo oo furay shirka Golaha Wadatashiga Qaran

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa furay shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee dhammeystirka Arrimaha Doorashooyinka. Shirka ayaa waxaa goobjoog ka ah Ra’iisul...

Jeneraal Odawaa oo sheegay in Ciidanka Xoogga ay dileen horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan...

0
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Jeneraal Odawaa Yuusuf Raage ayaa sheegay in la fashiliyey weerar argagixiso oo kooxda Khawaarijta ah ee Al-shabaab ay saaka...

Ciidamada Xoogga dalka oo fashiliyay weerar argagixisada ku qaadeen Bariire iyo Awdheegle

0
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa fashiliyey weerar gaadmo ahaa oo kooxda Khawaarijta ah ee Al-shabaab saaka ku soo qaaday deegaanada Bariire iyo Awdheegle ee...

Heerarkii uu soo maray shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Dhamaystirka Doorashooyinka Dalka

0
Muqdisho– Maanta oo sabti ah (3-April-2021) ayaa lagu ballansan yahay in uu Muqdisho ka furmo kullan uu ku baaqay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee...

Wasiirka Maaliyadda oo shir muhiim ah aaladda fogaan aragga uga qeyb galay

0
Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta aaladda fogaan arragga uga qeyb galay Shirka Sanad laha ah ee IMF...

Tallaalka COVID-19 oo si rasmi ah looga daah-furay Gaalkacyo

0
Waxaa Maanta Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug ka bilaawday Tallaalk COVID-19. Tallaalka ayaa lagu bilaabay Mas’uuliyiinta kala duwan ee katirsan Maamulka Galmudug . Waxaana...

R/wasaare Rooble oo shir guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada XFS

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble aya shir guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukumadda Faderaalka Soomaaliya oo ku qabsoomay...

Wasiir Beyle oo Guddoomiyey shir looga hadlayay dardar gelinta dakhliga dalka

0
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa guddoomiyay shirka khamiislaha ee dardar gelinta dakhliga dalka. Shirka oo ay ka soo qeyb galeen...

Galmudug oo laga xoreynayo Kooxda Khawaarijta Al-Shabaab

0
Cadaado– Taliyaha qeybta 21-aad ee ciidanka xoogga dalka General Maxamed Caddow Cali {Sanka} ayaa Kormeer shaqo ku tegay xeryaha ciidanka kaga sugan yihiin degmada...