Wararka

ururka Iskaashiga Islaamka oo Deeq raashin ah gaarsiiyay Gaalkacyo

0
Maamulka degmada Galkacyo ee dowlad gobaleedka Galmudug ayaa maanta deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah oo ku nool magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka...

Guddoomiye ku-xigeenkii Siyaasadda ee degmada Dayniile oo qarax argagixiso lagu dilay.

0
Allaha u naxariistee Guddoomiye ku xigeenkii Arrimaha Siyaasadda ee degmada Dayniile ayaa u dhintay dhaawac kasoo gaaray qarax  miino dhulka lagu aasay oo lagula...

Taliska ciidanka xoogga oo kulan la qaatay saraakiil ka socotay millatariga Turkiga

0
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen Odawaa Yuusuf, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiillo ka socday saraakiisha ciidanka millatariga Turkiga ee ku sugan Soomaaliya. Taliyaha...

Roob xalay ka curtay Deegaanno ka tirsan gobolka Mudug

0
Inta badan gobolka Mudug xalay waxaa ka hooray roobkii Gu’ga kasoo ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada Gobolka mudug Roobka ayaa bilowday xili saq dhexe...

Xildhibaanno ka tirsan Golaha Shacabka oo ku baaqay in loo gurmado dad ku dhibaateysan...

0
Xildhibaano ka tirsan golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ay wehliyaan kuwa Galmudug iyo mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Dhuusamareeb ayaa gaaray deegaano dhanka Waqooyi...

Madaxwaynaha JFS oo dalka dib ugu soo laabtay

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dalka dib ugu soo laabtay, kaddib markii uu safar shaqo ku gaaray Dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga...

Dowladda Soomaaliya oo Masar uga tacsiyeysay dadkii ku dhintay shilkii tareenka

0
Dowladda Soomaaliya ayaa dowaladda Masar iyo shacabkeeda uga tacsiyeysay dadkii ku dhintay shilkii tareenka ee shalay ka dhacay gobalka al-Qalyuubiya ee waqoogiya dalkaas. Bayaan ka...

Taliyaha Ciidanka Booliska oo tababar u soo xiray saraakiil ciidan oo ka kala yimid...

0
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa tababar u soo xiray askar iyo saraakiil ka tirsan qeybta isgaarsiinta Ciidanka Booliska...

MADAXWEYNE FARMAAJO IYO DHIGGIISA KOONGO OO KA WADA HADLAY HORUMARINTA ISKAASHIGA LABADA DAL

0
Kinshaasa- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo safar shaqo ku joogo Dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Koongo, ayaa la kulmay dhiggiisa Dalkaas Mudane...

Wasiirka Gargaarka Soomaaliya oo billad sharaf guddoonsiisay hey’adda Hormuud

0
Wasiirka wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta musiibooyinka ee  xukuumadda FederaalkaSoomaaliya, Khadiija Maxamed Diiriye ayaa billad sharaf guddoonsiiyay hey’adda Hormuud Salaam Foundation oo doorka muhiim ah...