Wararka

Xulk Qaranka Kubadda Cagta Soomaaliya oo Tartan Caalami ah ka qayb gelaya

0
Xulka Qaranka kubada cagta ee Soomaaliya ayaa ku beegmay dhigooda Oman isreeb-reebka koobka FIFA Arab Cup, oo markii ugu horeysay loo qaban doono dalalka...

Wasiirka Amniga Soomaliya Xasan Xundubay ayaa ka hadlay Arrimo la xirrira Amniga Magaaladda Mogadisho

0
Wasiirka Amniga XFS Xasan Xundubey Jimcaale oo goordhaw la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa ka hadlay Xaaladdaha Amni ee caasimadda Soomaliya. Wasiirka ayaa ku baaqay innaan...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay Ururrada Bulshada rayidka

0
Ra’iisul Wasaare Rooble “Waxaan ku baaqayaa shir deg deg ah si xal loogu helo xasaradaha ka taagan Muqdisho. Bulshada rayidka ah waan uga mahadcelinayaa doorkooda...

Cutubayo ka tirsan ciidanka xoogga dalka qaybta 21-aad oo tababar uga socdo xerada Hir-qaboobe...

0
Waa cutubkii ugu horeeyay ee muddo 30-sano kadib ah lagu carbiyay Dugsiga Tababarka Ciidamada Har-qaboobe ee Guriceel oo ay dib u howlgalisey Dowladda Federaalka...

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed OO kulan la qaatay Odayaasha Dhaqanka

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kulan la qaatay Odeyaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed Madaxweyne Lafta Gareen ayaa Odayaasha Dhaqanka warbixin ka...

Somaaliya  iyo Midowga Afrika oo heshiis ku kala saxiixday  magaaladda Adis Ababa

0
Soomaaliya iyo Midowga Afrika ayaa magaalada Adis Ababa ee dalka Ethopia ku kala saxiixday Heshiis Dowladda Soomaaliya ay uga mid noqoneyso Wadamada Afrika ee...

Ra’iisul Wasaare Rooble, oo ka hadlay Rabshadihii Muqdisho ka dhacay

0
Abriil 26, 2021; Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ka hadlay rabshadihii ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa sheegay inay ka...

Soomaaliya iyo Midowga Yurub oo kala saxiixday heshiis muhiim ah.

0
Dowladda Soomaaliya iyo Midowga Yurub ayaa kala saxiixday Heshiis Dhanka Waxbarashada ah iyo Shaqo Abuurka. Munaasabadda Heshiiska Mashruuca Waxbarashada iyo Shaqo Abuurka ee TVET ayaa...

Ciidamada Puntland oo gacanta ku soo dhigay keydkii Al-shabaab ee buuralayda Galgala

0
Ciidamada Puntland ayaa howlgallo ay ka sameeyeen duleedka magaalad Boosaaso, waxa ay gacanta ku soo dhigeen keydkii  Al-shabaab ay kasameysan jireen walxaha laga sameeyo...

Waiirka amniga oo beeniyay in la weeraray Madaxweynihii hore ee Dalka Xasan Sheekh Maxamuud

0
Wasiirka Amniga XFS Xasan Xundubey Jimcaale oo goordhaw la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in ay waxba kama jiraan yihiin wararka sheegaya in Ciidanka...