Wararka

Ciidanka kumaandooska Danab oo howlgal ka sameyay Jilib Marka

0
Jilib Marka- Ciidanka Kumaandooska Danab ee xoogga dalka ayaa howlgalka  qorsheysan dhan ah maleeshiyadda  Al-shabaab ka fuliyay Deegaanka Jilib Marka oo ka tisan gobolka...

Hay’addah garsoorka Galmudug oo kormeeray dhismaha xabsi xusub oo laga dhisayo Galkacyo.

0
Galkacyo- Mas'uuliyiin Ka Socday Hay’addaha Garsoorka Dowlad Gobaleedka Galmudug Iyo Saraakiil Ka Socatay Laamaha Amniga Heer Fadaraal Ee Ka Howlgala Dowlad Gobaleedka Galmudug Ayaa...

Gollaha Deegaanka Degmada Waajid oo doortay Guddoomiye iyo Guddoomiye ku-xiggeen

0
Gollaha Deegaanka Degmada Waajid ee Gobolka Bakool ayaa Guddoomiye u doortay Mudane Maxamed Macalin Yuusuf, halka Guddoomiye Ku-xigeena ay u doorteen Mudane Mukhtaar Maxamed...

Maayarka Beledweyne oo maanta deeq gaarsiisay Guutada 5-aad, Q 27-aad ee CXD

0
Maayarka Magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan Marwo Nadar Tabaax Maalin ayaa maanta deeq isugu jirta Xoolo nool oo Ari ah iyo agab kale oo...

Guddiga isku duwidda Wadamada Ciidamada ka jooga Soomaaliya ee AMISOM oo kulan ka yeeshay...

0
Shir ay isugu yimaadeen Guddiga isku duwidda Wadamada Ciidamada ka jooga Soomaaliya ee howlgalka AMISOM oo isugu jiray labo heer sida Heer Taliyeyaasha Ciidamada...

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo kulan la qaatay qaar ka mid ah ganacsatada gobolka Banaadir

0
Ra’iisul Wasaaraha xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ay wehliyaan Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor iyo Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali...

Fanaanada Qaranka Luul Jeylaani oo la hadashay Warbaahinta Qaranka

0
Fannaanada Qaranka ee Luul Jeylaani oo ku nool dalka Mareykanka ayaa Goordhaw Khadka Taleefanka kula hadashay Warbaahinta Qaranka,iyadoo ka jawaabaysa  Wararka sheegaya in ay...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan la yeeshay Madaxweynayaasha Galmudug. Hirshabeelle iyo Murashaxiinta

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa kulan la yeeshay Madaxweyneyaasha  Dowlad-goboleedyada Galmudug iyo Hirshabeelle iyo Midowga Murashaxiinta. Kulanka waxaa looga...

Tartameyaasha Degmada Jilib oo caawa u gudbay wareegga 3aad ee tartanka

0
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii 11-aad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo Telefishinka Qaranka, lagana dhageysto...

Xoghayaha guud ee Golaha Shacabka oo beeniyay warar lagu baahiyay baraha bulshada

0
Xoghayaha guud ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya mudane Cabdikarim Xaaji Buux ayaa beeniyay warar been abuur ah oo lagu baahiyay baraha bulshada. Qoraalka Xoghayaha...