Fanaanada Qaranka Luul Jeylaani oo la hadashay Warbaahinta Qaranka

Fannaanada Qaranka ee Luul Jeylaani oo ku nool dalka Mareykanka ayaa Goordhaw Khadka Taleefanka kula hadashay Warbaahinta Qaranka,iyadoo ka jawaabaysa  Wararka sheegaya in ay geeriyootay.

Warbaahinta qaar ayaa maanta baahiyey inay Geeriyootay Luul, Fannaada oo waraysi siisay warbaahinta Qaranka goor dhow kala socda warbaahinta Qaranka.

.