Wararka

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo la kulmay Ergeyga gaarka ah ee Wasaaradda arrimaha dibadda ee...

0
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa la kulmay ergayga gaarka ah ee wasaaradda arrimaha dibada dalka Qatar...

Beydhabo:Xarun laga hago diyaaradaha oo maanta xarigga laga jaray

0
Beydhabo- Madaxweynaha Dawlad-gobolleedka Koonfurgalbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen iyo Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Mudane Duraan Axmed Faarax ayaa...

MADAXWEYNE FARMAAJO OO WARQADAHA AQOONSIGA DANJIRENIMO KA GUDDOOMAY SAFIIRKA CUSUB EE ITOOBIYA

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee dalka Itoobiya u qaabbilsan Soomaaliya Mudane Cabdulfataax Cabdullaahi...

Shil Dooni oo ka dhacay dalka Bangladesh ayaa sababay dhimasho tira badan

0
26 qof ayaa ku dhimatay dooni ku qallibmantay wabiga Padma ee mara  gobolka Madaripur, oo 63 km u jirta caasimadda dalka Bangladesh ee Dhaka. Taliyaha...

Wasiirka Maaliyadda oo kulan la qaatay xubno katirsan Bangiga Hormarinta Afrik

0
ILAYSKA DALKA:-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa kulan dhinaca Khadka Internetka ah ee Aalada  Zoomka) waxaa uu kula qaatay xubno katirsan...

Xuska 3-da May ee Maalinta Xoriyadda Saxaafadda Dunida

0
Saxaafaddu waa muraayad laga  daawado  taariiikhda soo jireenka ah iyo horumarka dhaqan dhaqaale ee ka muuqda waxbarashada,tiknolojyada iyo guud ahaan ilbaxnimada  caalamka ee soo jiitamayey...

Dalalka Iran iyo Ciraaq oo iska kaashanaya dhanka Tamarta

0
Wasiirka Tamarta Iran Ardakanian ayaa isaga oo ka hadlaya shir jaraa’id oo ay si wada jir ah u qabteen dhigiisa Dalka Ciraaq Hantoush, wuxuu...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo hambalyo u diray Saxaafadda Soomaaliyeed

0
ILAYSKA DALKA:-Guud ahaan 3-da bisha MAY waxa dunida looga dabaal degaa maalinta Xorriyadda Saxaafadda aduunka Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federalk Soomaliya ayaa u diray Saxaafadda...

Wasiirka Warfaafinta XfS oo hambalyo u diray Saxaafadda Soomaaliyeed

0
ILAYSKA DALKA:-Wasiirka wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Osman Abokar Dubbe ayaa hambalyo u diray dhamaan saxafiyiinta caalamka , si gaar...

Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta oo ka War-bixiyay dadaallada Ra’iisul Wasaaraha ee xal u helidda xaaladaha...

0
Shir Jaraa’id uu qabtay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska XFS Cabdiraxmaan Yuusuf Alcaddaala ayuu kaga warbixiyay dedaalada Ra’iisul Wasaaraha XFS mudane Maxamed...