Wararka

Wasiirka difaaca Soomaaliya oo Muqdisho kusoo dhoweeyay dhiggiisa dalka Ireland

0
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Xasan Xuseen Xaaji oo uu Welhiyo Wasiirka arrimaha dibedda XFS Maxamed Cabdirisaaq ayaa waxay Muqdisho kusoo dhaweeyeen Wasiirka Wasaaradda difaaca...

R/wasaare Rooble oo ka hadlay qodobbo muhiim u ah dooorashooyinka dalka

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in muwaadiniinta Soomaaliyeed ay xaq u leeyihiin inay isu safri karaan meelkasta oo...

Madaxweynaha JFS iyo Amiirka Qatar oo isweydaarsaday hambalyada Ciidul Adxaha

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaaalka Soomaaliya  Mudane Maxmaed Cabdullaahi Farmaajo, oo khadka taleefanka kula hadlay Amiirka dowaladda Qatar, Shiikh Tamiim bin Xamad Al Thani,  ayaa ugu...

Nigeria oo xaqiijisay sii deynta 100-ruux oo la heystay 42 cisho

0
Cidamada  Boliiska ee fadhigoodu yahay gobolka Samfara ee waqooyi-galbeed dalka Nigeria ayaa sheegay in wadahadallo waanwaan ah lagu sii daayey 100 –ruux oo 8-deedii...

Shil Diyaaradeed oo ka dhacay Ceel-waaq

0
Diyaarad sidday rakaab 45 ruux ah oo ka soo kicitantay magaalada Nairobi ayaa ka baxday dhabaha diyaaradaha (runway) markii ay ka degeysay garoonka diyaaradaha...

Madaxweyne Farmaajo oo bogaadiyay guulaha Ciidamada ay ka soo hooyeen howlgallada ka dhanka ah...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku bogaadiyay saraakiisha iyo ciidamada xoogga dalka guulaha ay ka soo hooyeen howlgallada ay ka wadaan gobollada dalka ee...

MADAXWEYNE FARMAAJO OO FARXADDA CIIDDA LA QAATAY CIIDANKA XOOGGA DALKA

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta farxadda Ciidda Carafo la qaatay cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka ayaa ku dhiirri-geliyey...

Duqeyn ka dhacday deegaanada Galmudug oo lala beegsaday Maleeshiyada Al-shabaab

0
Cabsidii ugu weyneyd ee Al-shabaab soo wajahday ayaa dhabowday. Maanta oo ay taariikhdu tahay 20ka Luulyo 11-ka barqanimo ayay duqeyn lala beegsaday Al-shabaab ka...

Muslimiinta dunida oo maanta u dabbaaldegay munaasabadda Ciidul Adxa

0
Muslimiinta adduunka oo dhan ayaa manta u dareeray gudashada ciidul Adxaa oo ah munaasabadda ciidda labaad ee ku weyn bulshada islaamka  ee caalamka. Gudaha dalka...

WARARKA Magaalada Xuddur oo si weyn loogu dabaal dagay Maalinta Ciida Carafo

0
Boqolaal isugu jira shacab iyo masuuliyiinta deegaanka ayaa ka qeyb galay salaada Ciida Carafo oo lagu oogay garoonka kubada cagta Takhtar Waberi ee magaalada...