Soomaaliya oo safiir aan degenayn ku yeelanaysa Maldives
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya, Mudane Dr. Cabdullaahi Maxamed Odowaa, sidoo kalena ah Safiirka aan deggenayn ee dalalka Sri Lanka iyo Maldives,...
Wasiirka Caafimaadka oo Ghana uga qaybgalay Shir Madaxeedka 25-aad ee aan caadiga ahayn ee...
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, H.E. Dr. Cali Xaaji Aadam, oo ku matalayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh...
Wasaaradda Warfaafinta oo ka tacsiyeysay geerida Abwaan Tarabi
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfitaax Qaasim Maxamuud, Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar (Al-Cadaala), Agaasimaha Guud ee...
Dowladda Soomaaliya iyo Bangiga Adduunka oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha...
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):-Wasiiru- Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad) iyo Xoghayaha Joogtada ah...
Wasiir Wasaaradda Amniga XFS General Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) iyo Safiirka Dowladda Koonfurta Kuuriya...
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha XFS, Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa Maanta Xarunta Wasaaradda kulan kula yeeshay Safiirka Koonfurta Kuuriya ee Soomaaliya, Mudane...
Baarlamaanka Turkiga oo meel marinaya in howlgalka Milatari ee Soomaaliya lagu kordhiyo labo Sano
Go’aanka Madaxweynaha Dalka Turkiye mudane Recep Tayyip Erdogan si loo kordhiyo howlgalkii Ciidamada Difaaca Turkiga ee Soomaaliya muddo laba Sano oo dheeri ah iyadoo...
Taliyaha Ciidanka Badda oo shir caalami ah uga qaybgalay Marocco
Taliyaha Ciidanka Badda iyo Difaaca Xeebaha Soomaaliya Jeneraal Cabdiwahaab Cabdullaahi Cumar ayaa magaalada Rabat ee Dalka Marocco kaga qayb galay Shirka 4-aad ee Ciidamada...
Guddigga doorashooyinka oo Dhuusamareeb kula kulmay ururada siyaasadda
Guddoomiyaha Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan ayaa ka warbixiyey abaabulka doorashada isku sidkan ee ka dhici doonta Galmudug, taas oo...
Musharaxa JSP oo socdaal ku maraya degmooyinka Galmudug
Waxaa si weyn magaalada Caabudwaaq loogu soo dhaweeyay Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug ee Ururka JSP, Mudane Liibaan Axmed Xasan iyo wafdi uu hoggaaminayay oo safar...
Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS oo kulan la yeeshay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda...
Wasiir ku-xigeenka Arrimaha Dibadda ee Turkiga, Musa Kulaklıkaya, ayaa kulan la yeeshay Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya, Cali Cumar.
Sida ay sheegtay...










