Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo ka Guddoomay Nuqul ka mid ah Warqadaha...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa Maanta ka guddoomay Nuqul ka mid ah Warqadaha...
Xarunta JSP ee Degmada Warsheekh oo si rasmi ah loo daah-furay
Warsheekh(Wargeyska Dalka):-Waxaa si rasmi ah xarigga looga jaray Xarunta Dhexe ee Ururka Siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee Degmada Warsheekh, Gobolka Shabeellaha Dhexe.
Munaasabadda daah-furka...
Shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka oo ka furmay Muqdisho
Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), kaas oo lagu soo gabagabeynayo Toddobaadka Aqoonsiga 2026,...
Xildhibaanada BFS oo ansixiyay xubno ka banaanaa Guddiga Madaxa-bannaan ee Dib-u-eegista Dastuurka
Xildhibaanada Golaha Shacabka ee BJFS ayaa ansixiyey laba xubnood oo buuxinaya boosaskii ka banaanaa Guddiga Madaxa-banaan ee dib u eegista iyo Hirgelinta Dastuurka,
waxaana ogolaatay...
Madaxda wasaardda oo ka tacsiyeeyay geerida Weriye Maxamed Aweys Muudey
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfitaax Qaasim Maxamuud, Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar (Al-Cadaala), Agaasimaha Guud ee...
Maraykanka oo $5 Milyan Abaalmarin ah dul dhigay Gabar Soomaaliyeed
Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday abaalmarin lacagreed oo gaareysa $5 Milyan oo loogu talagalay ciddii xog gacan ka geysan karta helitaanka Khadra Ciise, oo...
Golaha Warbaahinta Soomaaliya oo Wada-hadallo la Yeeshay Golaha Saxaafadda Koonfur Afrika
Johannesburg(WARGEYSKA DALKA):-Golaha Warbaahinta Soomaaliya ayaa magaalada Johannesburg wada-hadallo kula yeeshay Golaha Saxaafadda Koonfur Afrika, iyagoo ka wada hadlay iskaashiga dhinacyada is-nidaaminta warbaahinta, horumarinta saxaafadda,...
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo Kulan Heer Sare ah la Yeeshay Wasiirka Difaaca Shiinaha
Muqdisho(WARGEYSKA DALKA);-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa kulan heer sare ah la yeeshay Wasiirka Difaaca Shiinaha, Admiral Dong Jun.
Kulanka ayaa...
Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay bandhigga Filim ka hadlaya xaaladaha dalka
Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Cabdifatax Qaasim ayaa xalay ka qeybgalay bandhigga daawashada Filim ka hadlaya xaaladda dalka oo ay soo saareen dhallinyr...
Ciidanka Xoogga oo howlgallo nabadsugid ah ka fuliyay gobolka Shabeellaha Hoose.
Ciidanka Xoogga Dalka,gaar ahaan ururka 62 aad, huutada lixaad ayaa Howlgallo qorsheysan oo ka dhan ah Khawaarijta ka sameeyeen deegaanno kamid ah degmada Kunturwaarey...










