Wararka Gudaha

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo Shir guddoomiyay Kulanka Billaha ah ee Hoggaanka Wasaaradda

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS, Mudane Hon. Ali Yusuf Ali (Xoosh), ayaa Shir guddoomiyay Kulanka Billaha ah ee hoggaanka Wasaaradda. Shirka oo...

Agaasimaha Guud Wasaaradda Beeraha oo ka qaybgalay Xuska 17-aad ee Maalinta Afrika ee Sugnaanta...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee JFS, Eng. Maxamed Xasan Cabdulle, oo hoggaaminayay wafdi ka socday Wasaaradda, ayaa ka qaybgalay Xuska...

Howlihii Xafiiska UNTMIS oo ay la wareegtay Dowladda Soomaaliya (MAQAAL)

0
     Howlgalkii Siyaasadeed ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa dhammaan doona Maanta oo ah Sabti, taasoo xireysa in ka badan Seddex iyo Toban...

Danjiraha JFS u fadhiya Dalka Azerbaijan oo Xarunta Safaaradda Ku soo dhaweeyay Guddoomiyaha Xiriirka...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Azerbaijan, Mudane Cabdinuur Daahir Fiidoow, ayaa Xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Magaalada Baku si diirran ugu soo...

Shil Gaari oo Sababay Dhimasho iyo Dhaawac oo ka Dhacay Dalka Masar

0
Warbaahinta Masar ayaa si rasmi ah u shaacisay in Laba Qof ay dhinteen, halka 25 Qof oo kalena ay dhaawacmeen, kaddib shil ka dhashay...

Wasiirka warfaafinta oo gaaray dalka Masar

0
Wasiirka warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska dowladda FS mudane Cabdifitaax Qaasim ayaa gaaray magaalada Qaahira ee dalka Masar, halkaas oo uu kaga qaybgali doono Kalfadhiga...

Agaasimaha Tv-ga Qaranka oo Finland kula kulmay Agaasimaha fulinta Hay’adda Vikis

0
Agaasimaha TV-ga Qaranka Soomaaliya, Maxamed Kaafi Sheekh Abuukar, oo hawlo shaqo u jooga Magaalada Helsinki ee dalka Finland, ayaa kulamo kala duwan la yeeshay...

Wasiir Fiqi oo Moscow kula Kulmay Wasiir-ku-xigeenka Gaashaandhigga Ruushka

0
asiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo ka qaybgalay Shir-madaxeedka Saddexaad ee Ruushka iyo Afrika, ayaa magaalada Moscow kulan kula yeeshay...

Wafdi ka socday Wasaaradda Qoyska XFS oo loo soo xiray tababar aqoon-kororsi ah

0
Wafdi ka socda Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ayaa maanta Magaalada Kigali loogu soo gabagabeeyay aqoon-kororsi ku saabsanaa hagaajinta adeegyada lagama maarmaanka u...

Guddoomiyaha Baarlamaanka FS oo booqday safaaradda Soomaaliya ee Kenya

0
uddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa booqday xarunta Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Kenya. Guddoomiyaha waxaana halkaasi...