Wararka Gudaha

Muqdisho oo lagu soo gabgabeeyay kulan looga hadlayay la dagaallanka argagixisada

0
Waxaa maanta lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho kulamadii u dhexeeyay hay’adaha Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Xarunta La-dagaallanka Argagixisada ee Midowga Afrika. Kulanka gabagabada ah ayaa...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo bogaadiyey isbeddelka Dhaqaale uu dalku gaaray

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu soo bandhigayay Warbixinta Dhaqaalaha Soomaaliya ee sanadka 2025,...

Duqa Muqdisho oo la kulmay Madaxweynaha Jabuuti

0
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Jabuuti ayaa salaan sharafeed ugu...

Hay’adda SoDMA oo ka digtay dhibaatooyinka ka dhasha Super El Niño

0
Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA ayaa bulshada Soomaaliyeed ku boorrisay in ay ka taxadaraan khataraha ka dhalan kara xaaladda Super El Niño. SoDMA ayaa...

Wasaaradda Beeraha XFS oo dhiirri gelineysa tacbashada Timirta

0
Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay dhiirri gelineyso tacbashada Timirta. War qoraal ah oo kasoo baxay Wasaaradda Beeraha XFS...

NISA oo burburisay shabakado Khawaarij ah oo shirqool waday

0
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa burburiyay shabakado ka tirsan Khawaarijta, kuwaas oo cadawgu u diyaariyay in ay ku dhex dhuuntaan qaybo...

Guddoomiyaha hay’adda Qaxootiga oo kormeeray xarunta soo dhoweynta

0
Guddoomiyaha Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka, Mudane Liibaan Cabdi Cigaal, oo ay wehliyeen Sii-hayaha Howl-galka Ururka Midowga Yurub, Marwo Karin Gatt-Rutter, iyo Marwo Isabelle...

Dowladda Soomaaliya oo ka qayb gashay Kalfadhiga 74-aad ee Golaha Wasiirrada Urur-Goboleedka IGAD

0
Djibouti-(Wargeyska Dalka)-Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa ka qayb galay Kalfadhiga 74-aad ee aan caadiga ahayn ee...

Dowladaha Soomaaliya iyo Masar oo ka wada hadlay xoojinta Xiriirka Iskaashi ee Labada Dal

0
Kambala-(Wargeyska Dalka)-Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Uganda, Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare ayaa Maanta Xafiiskeeda ku qaabishay Safiirka Jamhuuriyadda Carabta Masar u fadhiya Uganda, Mudane...