Wararka Gudaha

Dowladda Soomaaliya oo ka qaybgashay Shirweynaha 4-aad ee Anshaxa Garaadka Macmalka

0
Riyadh-Wasiiru-Dawlaha Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Cusmaan Diiriye, ayaa ka qaybgalaya Shirweynaha 4-aad ee UNESCO ee Anshaxa Garaadka Macmalka,...

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo Shahaadooyin guddoonsiiyay Saraakiil iyo Askar ka tirsan Guutada...

0
Baydhabo-(Wargeyska Dalka)-Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar โ€œGen. Khaalidโ€, ayaa kormeeray Fadhiyada Ciidamada ee Magaalada Baydhabo, isagoo ka qeyb...

Wasiirka Awqaafta XFS oo Dalka Mauritania uga qeyb galay Shirweyne Caalami ah

0
๐—ก๐—ข๐—จ๐—”๐—ž๐—–๐—›๐—ข๐—ง๐—ง-๐— ๐—”๐—จ๐—ฅ๐—œ๐—ง๐—”๐—ก๐—œ๐—”-(Wargeyska Dalka)-Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane ๐—ฆ๐—ต๐—ฒ๐—ฒ๐—ธ๐—ต๐— ๐˜‚๐—ธ๐—ต๐˜๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฅ๐—ผ๐—ผ๐—ฏ๐—ผ๐˜„๐—–๐—ฎ๐—น๐—ถ, ayaa Dalka Mauritania uga qeybgalaya Kalfadhiga 39-aad ee Shirweynaha Caalamiga ah...

Dowladaha Soomaaliya iyo Kuuriyada koofureed oo ka wada hadlay xoojinta Xiriirka Labada Dal

0
Danjiraha Jamhuuriyadda Kuuriyada koofureed u fadhiya Kenya iyo Soomaaliya ahna Mudane Kang Hyung-Shik, ayaa booqasho shaqo ku yimid Xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Kenya. Danjire...

Madaxweynaha Dalka Mauritania oo guddoomay fariin gaar ah oo kaga timid Madaxweynaha JFS

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda islaamiga ee Mauritania Maxamed Waled Sheeikh Alqazwaani oo ka guddoomay Wasiirka Diinta iyo Awqaafta XFS Sheekh Mukhtar Roobow, fariin gaar ah oo...

Guddoomiyaha guddiga xuquuqul insaanka oo qaabishay madaxda hawlgalka UNTMIS

0
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka (GMXIQ), Dr. Maryan Qaasim, ayaa maanta xarunta dhexe ee Guddiga ee Muqdisho ku qaabishay Mudane Raisedon Zenenga,...

Dowladaha Soomaaliya oo Jabuuti kaga qeybgalaysa Wada Tashiyada Wasiirradaha Arrimaha Dibadda ee Gobolka

0
Jamhuuriyadda Jabuuti | 15 Sebtembar 2026<br>Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa hoggaamin doona Wafdiga Dowladda...

Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo war ka soo saaray doorashada ku celiska ah...

0
Shir jiraa'id oo gelinkii dambe ee maanta xarunta Guddiga ku qabtay Afhayeenka Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ( GMDQS), ayaa soo saaray...