Wararka Gudaha

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka oo kaalmo raashin ah ka qaybisay deegaano ka tirsan Hiiraan

0
Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa maanta bulshada ku nool deegaannada Kabxanleey iyo Deefow ee hoostaga magaalada Beledweyne, xarunta gobolka Hiiraan, waxa ay...

Ra’iisul wasaare Xamse oo qaabilay danjiraha Dowladda Jabuuti

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Jamhuuriyadda Jabuuti u qaabilsan Soomaaliya Mudane, Col, Cusmaan Dubad...

Golaha Wasiirrada Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya oo Maanta la dhaariyay

0
Baydhabo-(Wargeyska Dalka)-Hogaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ka qeybgalay kal fadhiga 1-aad kulankiisa 5-aad ee Baarlamaanka Dowlad Goboleedka...

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS oo booqday Xarunta Tababarka Ciidamada gaarka ah ee KASOTC ee...

0
Mman-Jordan-(Wargeyska Dalka)-Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo booqasho ku jooga Boqortooyada Urdun, ayaa booqday Xarunta Tababarka Ciidamada Gaarka ah ee Boqor...

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS oo ka tacsiyeeyay geerida ku timid Wasiirkii Difaaca ee Jalka...

0
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa Tacsi u diray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Dowladda iyo Shacabka Walaalaha ah ee Jabuuti, Geerida ku...

Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo la kulmay Ku-Xigeenka Madaxa Hawlgalka IOM...

0
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xamza Aadan Haadow, ayaa Maanta la kulmay Marwo Prestage Murima, Ku-Xigeenka...

Duqa Magaalada Muqdisho oo Dhagax dhigay Dugsi Hoose dhexe oo laga hirgelinayo Degmada Gubadleey

0
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa Khamiista maanta ah Dhagax-dhigay Dhismaha Dugsi Hoose iyo Dhexe...

Wasaaradda Arrimaha Dibedda oo bogaadisay Diblomaasiyiin la magacaabay

0
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ayaa hambalyo u dirtay Danjire Shaafici Nuur Calas iyo Danjire Cabdifataax Maxamed Ibrahim oo Maanta la...

Golaha Wasiiradda JFS oo magacaabay Guddoomiyaha KMG ah ee Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed

0
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo Maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS, ee magacaabista...

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo Daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda

0
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) ayaa daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda(SNAIC), oo ah xarun loogu talagalay horumarinta Cilmi-Baarista, Waxbarashada, Hal-Abuurka iyo dhisidda Awoodda Aqooneed...