Wararka Gudaha

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO ABAALMARIYAY WASAARADAHA UGU WAXQABADKA SARREEYA DALKA

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay bandhigga xiritaanka la-xisaabtanka sannadlaha ah ee Wasaaradaha Xukuumadda, oo lagu soo bandhigay natiijooyinka...

Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo shaaciyay in ay xirantay soo gudbinta liisaska musharaxiinta...

0
Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ( GMDQS), isaga oo gudanaya waajibaadkiisa shaqo, islamarkaana fulinaya jadwalka doorashada ee Guddigu soo soo saaray 31-...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS xoojinta xiriir labada dal kala hadlay dhiggiisa Yemen

0
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa khadka taleefoonka kula hadlay dhigiisa Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda...

Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer Miyiga, Xoolaha iyo Kheyraadka Badda ee Golaha Shacabka oo kormeer...

0
Mqudisho,(Wargeyska Dalka):- Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer Miyiga, Xoolaha iyo Kheyraadka Badda ee Golaha Shacabka, ayaa Maanta kormeer shaqo ku tegay xurunta hay’adda Sharciyeynta Adeegyada...

Dowladda Soomaaliya oo daah furtay Shirweynaha Hoggaamiyeyaasha Qurba-Joogta ee Qorshayaasha Dowladda

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa Maanta Magaalada Muqdisho ka furay Shirweyne Saddex...

GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA OO XAFIISKIISA KU QAABILAY DANJIRAHA SHIINAHA U FADHIYA SOOMAALIYA

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Xafiiskiisa Kulan kula qaatay Safiirka Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha u...

Taliyaha Ciidanka Xoogga oo qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee Afrika

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee ka howlgala Qaaradda Afrika,...

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin Soomaaliyeey

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa lagu eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Shiikh Xuseen, Shan iyo...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada...

0
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen. Sahal Cabdullaahi Cumar, oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS, ayaa gaaray magaalada Baydhabo, oo ah...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo la kulmay isku-duwaha xarunta ka hortagga wararka been-abuurka ee madaxtooyada...

0
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa maanya la kulmay isku-duwaha xarunta ka-hortagga wararka marin-habaabinta iyo been abuurka...