Aaden Madoobe oo ku guuleystay Doorashada hoggaanka Koonfur Galbeed
Baydhabo (Wargeyska Dalka): Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa ku guuleystay Doorashada Hoggaamiyaha Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, kaddib markii uu helay 88 cod. Musharraxii...
Garsoore Cumar Cartan waxaa laga yaabaa inay sidaasi kheyr ugu jiro
Garsoore Cumar Cabduqaadir Cartan oo loo diiday inuu galo dalka Mareykanka si uu u dhex dhexaadiyo Koobka Adduunka 2026 ayaa Talaadadii dib ugu laabtay...
Garsooore heer Caalami Cumar Cartan oo goor dhow ka soo degay Garoonka Diyaaradaha Aadan...
Garsooore heer Caalami Cumar Cabdulqaaadir Cartan ayaa goor dhow ka soo degay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho, waxaana soo dhoweeyay Wakiilo ka...
Musharixiinta xilka hoggaamiyaha Koofur Galbeed oo Khudbadahooda jeedinaya
Baydhabo: Waxaa si rasmi ah u bilowday hadal-jeedinta musharaxiinta u tartamaya xilka Hoggaamiyaha Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Munaasabadda ayaa ka socota hoolka doorashada ee magaalada...
Wasiirka arrimaha dibadda oo wadahadal Teleefanka ah la yeeshay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Pakistan
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa khadka telefoonka kula hadlay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka...
Wasiirka waxbarashada iyo Guddoomiyaha Jaamacadda Ummadda oo kormeeray dhismaha Xarunta Gahayr
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir iyo Guddoomiyaha Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed Prof, Dr. Maxamed Maxamuud ayaa maanta kormeer indho-indheyn...
Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska oo Daah-furay Dib u habeynta Kaydka Radio Muqdisho
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa Maanta daah furay sidii dib-u habeyn yo dayactir loogu sameynayay...
Bannaanbaxu waa Xaq Dastuuri ah, balse fowdo ma aha
Sida dastuurro badan oo Dunida ka jira, Dastuurka Soomaaliya wuxuu Muwaadiniinta u dammaanad qaadayaa Xuquuqda isu imaatinka iyo Bannaanbaxa Nabadeed. Tani waa Xuquuq muhiim...
War-Saxaafadeed ku aadan Garsoore Cumar Cartan
Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay si weyn uga xun tahay duruufihii sababay in Garsooraha Soomaaliyeed ee Caalamiga ah, Cumar Cartan,...
Aqoon-isweydaarsiga Qaran ee Barnaamijka Xusuusta Dunida ee UNESCO oo la Soo Xiray
Muqdisho,(Wargeyska Dalka);- Aqoon isweydaarsigan oo ay soo qaban-qaabisay Hay’adda UNESCO, iyadoo kaashanaysa Barnaamijka JFIT ee ay maalgeliso Dowladda Japan, ayaa waxaa ka qeyb galay...










