Dowladaha Soomaaliya iyo Kuwait oo iska kaashanaya la dagaallanka Musuq-Maasuqa
Kuwait City-(Wargeyska Dalka)-Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS, Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa Kulan muhiim la yeeshay Guddoomiyaha Hay’adda La-dagaallanka Musuqmaasuqa ee...
Wasiir Cali Xoosh oo Muqdisho ka furay Shirka Madasha Arrimaha Bani’aadannimada Soomaaliya
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS, Cali Yuusuf Cali Xoosh, ayaa Maanta Magaalada Muqdisho ka furay Shirka Madasha Arrimaha Bani’aadannimada Soomaaliya (CHF 2026), oo ay...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalay furitaanka shirka 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay furitaanka Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay, oo ka socota...
Taliyaha Ciidanka Cirka Soomaaliyeed oo qaabilay u qaybsanaha Difaaca Mareykanka
Taliyaha Ciidanka Cirka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Cabdirisaaq Maxamuud Xaaji, ayaa maanta qaabilay u-qaybsanaha Difaaca Mareykanka ee Soomaaliya, Colonel Egan O’Reilly.
Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta...
Hoggaamiyaha Koofur Galbeed oo la kulmay Guddoomiyaha SoDMA
Baydhabo-(Wargeyska Dalka)- Dowlad-gobaleedka Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud...
𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐥𝐚 𝐤𝐮𝐥𝐦𝐚𝐲 𝐓𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐃𝐢𝐟𝐚𝐚𝐜𝐚 𝐂𝐢𝐫𝐤𝐚 ee Dalka 𝐏𝐚𝐤𝐢𝐬𝐭𝐚𝐧
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Kulan la yeeshay Wafdi ka socday Dowladda Pakistan oo uu hoggaaminayay Taliyaha...
Guddiga Warfaafinta Baarlamaanka oo Kulan la qaatay Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta ee XFS
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Guddiga Warfaafinta, Wacyigelinta, Dhaqanka, Dalxiiska, Boostada iyo Isgaarsiinta ee Golaha Shacabka BJFS ayaa Maanta kulan gaar ah la yeeshay Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka...
Qurba-joogta Soomaalida oo si wayn uga soo dhex muuqanaysa siyaasadaha Caalamka
Soomaalidii hore ee ku nooleed Qurbaha waxay diirada saari jireen dhanka Ganacsiga, balse haatan waa lays kala soo tagay oo Soomaalida Maanta waxay u...
Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyay kulan looga hadlayay u diyaargarowga saamaynta El-nino
Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo kulan kula qaatay Guddiga Heer Wasiir ee Diyaar-garowga iyo...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalaya shirka golaha loo dhanyahay ee QM
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kaga qaybgalaya magaalada New York meertada 81-aad shirka sanadlaha ah ee Qaramada Midoobay.
Madaxweynaha iyo wafdigiisa...










