Wararka Gudaha

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo shir muhiim ah kaga qeyb galay Dalka Ciraaq

0
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa magaalada Baqdaad ee dalka Ciraaq kaga qaybgalaya...

Mudanayaasha Aqalka Sare oo ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Dhismaha Hay’adda Saadaasha Hawada

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Mudanayaasha Golaha Aqalka Sare ee BJFS oo Maanta cod Aqlabiyad leh ku ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Dhismaha Hay'adda Saadaasha Hawada ee XFS oo ay Aqalka...

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo sagootiyey Saraakiil Dalka dibaddiisa loogu diray Aqoon-Kororsi

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka ):-Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, ayaa sagootiyey Saraakiil laga soo xulay qaybaha kala duwan ee Taliska Ciidanka, kuwaas...

Muhiimadda dib u howlgalinta nidaamka IATA-BSP ee Soomaaliya (WARBIXIN)

0
Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (SCAA) waxay qabanaysaa Munaasabadda daahfurka dib usoo celinta nidaamka caalamiga ah ee Tigidhada IATA-BSP ee Soomaaliya iyo Sanad Guurada 35-aad...

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo ka qaybgalay shirkii 32-aad ee Africa Group 1

0
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Iimaan Cige, ayaa ka qaybgalay shirkii 32-aad ee Africa Group 1 ee Bangiga Adduunka, kaas oo uu...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kormeeray Shaqo ku tagay markabka shidaal-qodista Soomaaliya

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan biyaha Soomaaliya, halkaasi oo uu...

Xildhibaannada cusub ee Golaha Wakiillada Galmudug oo la dhaariyay

0
-Waxaa caawa xarunta Golaha Wakiillada Galmudug ee magaalada Dhuusamareeb ka dhacday munaasabadda dhaarinta xildhibaannada cusub ee Golaha Wakiillada Galmudug. Munaasabadda dhaarinta waxaa goobjoog ka ahaa...

Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka oo gaaray Dhuusamareeb

0
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha mudane Cabdikariim Axmed Xasan iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka Gaalgaduud. Wafdigaasi oo...

Madaxweynaha JFS “Balanteenu waa doorasho qof iyo cod ah oo ku dhisan hannaanka xisbiyada”

0
adaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay kulan muhiim ah la qaatay xubnaha labada gole,gaar ahaan kutlada Xildhibaannada BFS ee ka...

Madaxa Golaha Qaran ee Dhaqaalaha Soomaaliya oo Thailand uga qeybgalay kulan caalami ah

0
Guddoomiyaha Golaha Qaranka ee Dhaqaalaha Soomaaliya Dr. Xasan Aadan Hoosow,ahna La-taliyaha Arrimaha Dhaqaalaha Madaxweynaha JFS ayaa Magaalada Bangkok ee Dalka Thailand uga qaybgalay kulan...