Wararka Gudaha

Safarkii Minnesota ilaa Muqdisho! (MAQAAL)

0
Naadiya Maxamed ayaa ugu horreyn dib ugu noqotay Soomaaliya muddo ku dhawaad Toban Sano ah, iyadoo Muqdisho si diirran loogu soo dhoweeyay ka hor...

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi oo dhagax dhigay Dhismaha Saldhigga...

0
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, Xildhibaam Cabdirisaaq Aadan Warsame, Xoghayaha Wasaaradda Gaashaandhiga Yuusuf Cali, Wasiirka howlaha guud ee Galmudug Axmed...

Wasiir-Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah XFS, oo booqasho ku tegay Dalka...

0
Wasiir-Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa booqasho rasmi ah ku tegay...

Wasiirka gaashaandhigga oo kormeer ugu tagay ciidamada ku sugan degmada Cadale

0
Wasiirka Gaashaandhigga XFS Mudane Axmed Macallin Fiqi, iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, oo maalmahan ku guda jiray dardargelinta...

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay weerarkii argagixiso ee Syria ka dhacay

0
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si kulul u cambaareyneysaa weerarkii argagixisanimo ee lala beegsaday caasimadda Suuriya ee Dimishiq. Dowladda Soomaaliya waxay si cad u diiddan tahay...

Wasiirka Dekadaha oo Baydhabo kula kulmay Odayaasha dhaqanka

0
Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda XFS, Xildhibaan Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa magaalada Baydhabo kulan muhiim ah kula qaatay odayaasha dhaqanka, malaaqyada iyo culimada...

Wasiirka Warfaafinta oo Wasaaradda ku soo dhoweeyey Danjiraha Talyaaniga

0
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xarunta Wasaaradda ku qaabillay, soo dhoweyn diirranna ugu sameeyay...

Madaxweynaha JFS oo ka qaybgalay Salaadda Janaasadda AUN Marxuum Iimaam Maxamed Yuusuf

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Mas’uuliyiin ka tirsan Hay'adaha Dowladda, Duubabka Dhaqanka iyo Culumaa'udiin Soomaaliyeed kala qayb galay Salaadda Janaasada...

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ka qaybgalay Aqoon-is-weydaarsi Amniga, Xasilinta iyo Xalalka...

0
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulkadir Cali, ayaa Maanta Magaalada Muqdisho kaga qaybgalay Aqoon-is-weydaarsi ku saabsan...

Meydka Marxuum Imaam Maxamed Yuusuf oo lagu aasayo Deegaanka Ceel- Cirfiid

0
Maanta ayaa lagu wadaa in lagu aaso Meydka Marxuum Imaam Maxamed Yuusuf, Imaamkii Beesha Mudulood Hiraab, deegaanka Ceel- Cirfiid ee Duleedka magaalada Muqdisho, halkaas...