Wararka Gudaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay Safiirka Dowladda Qatar

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan mira-dhal ah kula qaatay safiirka Dowladda Qatar u fadhiya...

Ciidanka Xoogga oo howlgal amni xaqiijin ah ka sameeyay deegaanno ka tirsan Shabeellada Hoose

0
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan guutooyinka 27-aad iyo 17-aad ee Ciidanka Dhulka, ayaa howlgal amni xaqiijin ah ka sameeyay deegaannada u dhexeeya Sabiid,...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Faryaamo ahaa

0
Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu Naaneyso โ€œSoddonโ€ , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo ahaa Muwaadin Ku Shaqeysta Xirfadda...

HOGGAAMIYAHA KOONFUR GALBEED OO FURAY MADASHA SANADLAHA AH EE GUDDOOMIYAYAASHA GOBOLLADA IYO DEGMOOYINKA DKGS

0
Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa si rasmi ah u furay Madasha Sanadlaha ah ee Guddoomiyeyaasha Gobollada iyo Degmooyinka...

Meydka AUN Wariye Boqorka Bartamaha oo laga soo dejiyay Garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho

0
Alle ha u naxariistee, maanta ayaa Garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho laga soo dejiyay meydka marxuum Wariye Maxamed Aweys Muudey (Boqorka Bartamaha), oo...

Horjoogayaashii kooxda Al-shabaab ee la Khaarijay (Qeybta 2-aad)

0
Qormadaan oo ah Hoggaamiyayaashii kooxda Al-shabaab ee la dilay, waxaana ku bilaawnay Qeybtii 1-aad, tanna waa Qeybta 2-aad. 1. Dhiigyacabkii Aden Xaashi Ceyroow iyo halistii...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ahna ku-simaha Madaxweynaha oo soo xiray tartanka kubadda kolayga ee General...

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Ahna ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa garoonka kubadda koleyga ee Wiish Stadium kaga...

Madaxweynaha Ruushka oo kulan soo dhaweyn ah u sameeyay Wasiirka Warfaafinta iyo madaxdii ka...

0
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xalay ka qaybgalay kulan soo dhaweyn ah oo Madaxweynaha Federaalka...