Wakiilada Galmudug oo ansixiyay barnaamijka siyaasadeed ee xukuumadda

Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa ansixiyay shanta tiir ee aasaaska u ah barnaamijka siyaasadeed ee ay ku howlgaleyso xukuumadda (Aayo-dhiska ee maamulka Galmudug.

Barnaamijkaan siyaasadeed ee ay soo gudbiyeen golaha wasiirada waxa uu u qornaa sidatan:-

Himilada koowaad ee xukuumadda waa dib u heshiisiin dhab ah iyo nabad waarta.

2-Dhismaha dowlad ku dhisan caddaalad,sharci iyo maamul hufan.

3-kobcinta dhaqaalaha,wax soo saarka iyo shaqo abuurka.

4-horumarinta waxbarashada,caafimaadka iyo daryeelka bulshada.

5-horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha iyo dhowrista deegaanka.

h.jpgh2.jpg

 

h3.jpgh4.jpgh5.jpg