Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda JFS Oo Qadka Taleefoonka Kula Hadlay Dhiggiisa Sacuudi Carabiya
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abdisalam Ali (Dhaay), ayaa maanta wadahadal dhinaca taleefanka ah la yeeshay Amiir...
Madaxweynaha JFS oo waddo cusub ka dhagax dhigay Baydhabo
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur ayaa si wadajir...
Maareeyaha Guud ee Dekadda Muqdisho oo kulan muhiim ah kaga qeyb galay Mareykanka
ashington:- Mareeyaha Guud ee Dekadda Muqdisho Mudane Danjire Maxamed Cali Nuur ( Ameriko), ayaa ka qayb galay Kulan ay soo Agaasimeen Ururrada Ganacsatada Soomaaliyeed...
Wasiirka Waxbarashada oo kulan la qaatay Madaxa Hay’adda Iskaashiga Caalamiga ah (TICA)
uqdisho(WARGEYSKA DALKA);-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Farah Sheekh Cabdulqaadir, oo booqasho ku jooga dalka Thailand, ayaa kulan...
Madaxweynaha JFS oo gaaray magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ee Goboleedka Koonfur Galbeed
uqdisho(Wargeyska Dalka)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, halkaasi uu uga...
Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha XFS oo Kulan wadajir ah ka yeeshay Xoojinta Arrimaha Shaqooyinka...
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Somaaliya, Mudane Kamaal Guutaale iyo Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah,...
Soomaaliya oo hamblyo u dirtay Dowladda iyo Shacabka Aljeeriya
Wasaaradda Arrimaha dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa hambalyo ku aaddan munaasabadda sanad-guurada 64-aad ee ka soo wareegatay maalinta xorriyadda Dalka u dirtay Dowladda iyo...
Wasiirka Warfaafinta” Shirweynaha Hal-abuurayaasha wuxuu muhiim u yahay dhiirigelinta dhallinyarada”
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud oo ka qeyb galay shirweynaya hal-abuurayaasha ee wax soo saarka iyo dhaqaale...
Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka qaranka oo soo saaray war cusub oo ku aaddan...
Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka qaranka iyo Soohdimaha ( GMDQS), isagoo tixraacayo kulankii wadatashiga ahaa ee uu la yeeshay ururada siyaasada 4-tii Luulyo 2026,...
Tababarka sannadlaha ee oradka iyo diyaar garowga jir-dhiska ee FIFA oo la daahfuray
Guddoomiayaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta ahna Mdaxweyne Ku-xigeenka CECAFA, Mudane Cali Cabdi Maxamed, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray tababarka Sanadlaha ah...










