Wararka Gudaha

Wasiirka Qoyska XFS oo guddoomisay Shirka Guddiga Hagista Barnaamijka Haweenka

0
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Wasiirka Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Khadiijo Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa Maanta shir-guddoomisay Kulankii ugu horeeyay ee Guddiga hagista...

Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo soo xiray Shirka banbaxa Golaha Wasiirrada

0
Baydhabo(Wargeyska Dalka):-Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa Maanta Magaalada Baydhabo si rasmi ah ugu soo xiray Shirka banbaxa Golaha...

Howl-wadeenno ka tirsan Xubnaha Doorashooyinka Qaranka oo Tababar muhiim ah loo furay

0
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, ayaa Degmada Balanballe ee Gobolka Galgaduud ka daahfuray Tababarka Howl-wadeennada Maalinta Doorashada ee Dowlad-Goboleedka Galmudug. Guddoomiye...

Mashruucyo waa weyn oo muhiim u ah kobaca Dhaqaalaha oo laga fulinayo Dekadda Muqdisho

0
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Maamulka Dekedda Muqdisho, oo uu hoggaaminayo Maareeyaha Guud Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameriko) oo ay weheliyaan Maareeye Ku-xigeennada Dr. Cali Xaaji Maxamed...

Miami Beach oo lagu qabtay Nunaasabadda “Somali Stars Night 2026”

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Magaalada Miami Beach ee Gobolka Florida ayaa lagu qabtay Munaasabadda Somali Stars Night 2026, oo lagu maamuusay guulaha iyo kaalinta muuqata ee Bulshada...

Soomaaliya oo Hambalyo u dirtay Jamhuuriyadda Maldives

0
Munaasabadda 61-guurada ka soo wareegtay Xorriyadda Jamhuuriyadda Maldives awgeed, Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay hambalyo diirran u...

Shirka u-diyaargarowga Super El Niño iyo Ka-qaybgelinta Ururrada oo lagu qabtay Muqdisho

0
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta daah-furay shir wadatashi qaran oo ku saabsan “U-diyaargarowga Super El Niño...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo qaabilay Safiirka Boqortooyada Sucuudiga u fadhiya Soomaaliya

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa Aqalka Dawladda Hoose ee Muqdisho ku qaabilay Safiirka Boqortooyada...

Warbixinta Madasha Daneeyayaasha Kalluumeysiga Soomaaliya

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Hay’adda Cilmibaarista Badaha Soomaaliyeed (HCBS), oo kaashanaysa Magan Forum, ayaa Magaalada Muqdisho ku qabatay Madasha "Daneeyayaasha Kalluumeysiga Soomaaliya: Caqabadaha iyo Fursadaha." Madasha waxaa ka...

Wafdi uu hoggaaminayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug oo gaaray Degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud

0
Ceeldheer(Wargeyska Dalka):-Wafdi uu hoggaaminayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug, Mudane Liibaan Axmed Xasan, ayaa Maanta gaaray Degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud. Wafdiga waxaa si diirran ugu soo...