Wasiirrada Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga XJFS oo ka qeybgalay gunaanadka Barnaamij la xiriiray Horumarinta...
Muqdisho- Wargeyska Dalka-Wasiirrada Gaashaandhigga iyo Amniga Gudaha XJFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi iyo Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, ayaa ka qeybgalay Munaasabadda gabagabada Barnaamijka...
Qoysas ku dhaqan Duleedka Magaalada Baydhabo oo loo sameeyay Biyo-dhaamin
Boqollaal Qoys oo ka mid ah Dadka ay saameeyeen Abaaraha ee ku sugan Deegaanno hoostaga Magaalada Baydhabo ayaa helay Kaalmo Biyo dhaamin oo ay...
Taliyaha CXD oo hoggaanka taliska Mararaykanka ee Afrika kala hadlay howlgalada ka dhanka ah...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee Afrika...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha XJFS oo Maamul Cusub u magacawday Degmada Waajid
Muqdisho, 24 Maarso 2026 — Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (JXFS) ayaa si rasmi ah u magacawday...
Tababar Aqoon kororsi oo ku saabsan hababka beerashada wanaagsan ee Dalagyada muhiimka oo Magaalada...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay Tababar Aqoon Kororsi ah oo ku saabsan Hababka Beerashada...
Wasaaradda ganacsiga oo dhiirrigalinaysa kordhinta wax-soosaarka gudaha
Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha dowladda FS mudane Jamaal Maxamed Xassan ayaa sheegay in wasaaraddu gacanta ku hayso siyaasad diyaarinta siyaasad jihaynaysa kordhinta wax-soosaarka...
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA MARXUUM MAXAMED FAARAX JIIS
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Tacsi tiiraanyo leh u diray Qoyska, Ehellada iyo guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed ee uu...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo Howlgal Qorsheysan ka fuliyay Gobolka Shabeellaha Dhexe
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, ayaa Howlgal Qorsheysan ka fuliyay Deegaanno hoos yimaada Warciise ee Gobolka Shabeellaha Dhexe, kaas oo...
In ka badan 1,100 Qoys ayaa ka faa’iideystay Deeq Raashin ah oo la gaàrsiiyay
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-In ka badan 1,100 Qoys ayaa ka faa’iideystay Deeq Raashin ah oo lagu qaybiyay Deegaanno hoostaga Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud.
Deeqdan Raashiinka ah...
Xilheynta xilalka heer gobolka iyo degmo ee maamulka K/Galbeed
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Dowladda Soomaaliya ayaa war rasmi ah ka soo saartay xilheynta xilalka maamullada heer gobol iyo heer degmo ee...










