Wasiirka Maaliyadda oo shir-guddoominaya kulanka 29-aad ee madasha Iskaashiga Dalalka Geeska Afrika

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa maanta shir-guddoominaya kulanka 29-aad ee madasha Iskaashiga Dalalka Geeska Afrika.

Shirka ayaa looga doodayaa horumarinta dhaqaalaha iyo dhisidda kaabayaasha dhaqaalaha ee isku xirka dalalka Geeska.