Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo gaaray Addis Ababa
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalimiga, Mudane Abdisalam Cali, ayaa gaaray Addis Ababa si uu uga qayb galo Kalfadhiga 49-aad ee Caadiga ah ee...
Arday Deeq Waxbarasho ka heshay Shiinaha oo laga sagootiyay Muqdisho
Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ee JFS, Axmed Xasan Aadan , ayaa Maanta kulan sagootin iyo dardaaran ah u sameeyay 21-kamid ah howlwadeennada...
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray Magaalada Dhuusamareeb
Dhuusamareeb,(Wargeyska Dalka):- Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, iyo Taliyaha Taliska Tababarka iyo Doctrine-ka XDS, Sareeye Guuto Axmed...
Wasiirka Qoyska XFS oo guddoomisay Shirka Guddiga Hagista Barnaamijka Haweenka
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Wasiirka Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Khadiijo Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa Maanta shir-guddoomisay Kulankii ugu horeeyay ee Guddiga hagista...
Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo soo xiray Shirka banbaxa Golaha Wasiirrada
Baydhabo(Wargeyska Dalka):-Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa Maanta Magaalada Baydhabo si rasmi ah ugu soo xiray Shirka banbaxa Golaha...
Howl-wadeenno ka tirsan Xubnaha Doorashooyinka Qaranka oo Tababar muhiim ah loo furay
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, ayaa Degmada Balanballe ee Gobolka Galgaduud ka daahfuray Tababarka Howl-wadeennada Maalinta Doorashada ee Dowlad-Goboleedka Galmudug.
Guddoomiye...
Mashruucyo waa weyn oo muhiim u ah kobaca Dhaqaalaha oo laga fulinayo Dekadda Muqdisho
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Maamulka Dekedda Muqdisho, oo uu hoggaaminayo Maareeyaha Guud Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameriko) oo ay weheliyaan Maareeye Ku-xigeennada Dr. Cali Xaaji Maxamed...
Miami Beach oo lagu qabtay Nunaasabadda “Somali Stars Night 2026”
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Magaalada Miami Beach ee Gobolka Florida ayaa lagu qabtay Munaasabadda Somali Stars Night 2026, oo lagu maamuusay guulaha iyo kaalinta muuqata ee Bulshada...
Soomaaliya oo Hambalyo u dirtay Jamhuuriyadda Maldives
Munaasabadda 61-guurada ka soo wareegtay Xorriyadda Jamhuuriyadda Maldives awgeed, Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay hambalyo diirran u...
Shirka u-diyaargarowga Super El Niño iyo Ka-qaybgelinta Ururrada oo lagu qabtay Muqdisho
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta daah-furay shir wadatashi qaran oo ku saabsan “U-diyaargarowga Super El Niño...










