Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay xubin ka tirsan Golaha Wakiilada Maraykanka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Xildhibaan Darin LaHood oo ka tirsan Aqalka Golaha Wakiillada Dowladda...
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Wadahadal dhanka Taleefanka la yeeshay Dhiggiisa Urdun.
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cali, ayaa maanta wadahadal dhinaca taleefanka ah la yeeshay Ra’iisul...
Safiirka Soomaaliya ee Serbiya oo qaabilay guddoomiye ku xigeenka Baarlamanka dalkaas
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya serbiya Mudane Maxamed Cabdullaahi Axmed ayaa xarunta safaarada wadankaasi soo dhaweyn ugu sameeyay Dr. Edin Đerlek, oo ah...
Galmudug oo u diyaarsan doorasho qof iyo cod ah
Guddoomiyaha guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Cabdikariin Axmed Xasan ayaa sheegay in maalinta Khamiista ah ee soo socota Galmudug looga dareeri doono codbixinta doorashada...
Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya oo yeeshay Kulan doceed
Addis AbabA- Intii uu socday Kalfadhiga 49-aad ee Golaha Fulinta Midowga Afrika, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam...
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo Cambaareyneysaa Weerarradii lala Beegsaday Boqortooyada Sacuudi Carabiya.
War-saxaafadeed.Muqdisho, Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si kulul u cambaareyneysaa weerarradii Diyaaradaha aan duuliyaha lahayn (drones-ka) ee lagu beegsaday Boqortooyada Sacuudi Carabiya, oo ah dal...
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka qeybgalay Kalfadhiga 49-aad ee Golaha Fulinta Midowga Afrika.
Addis Ababa- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowladda Soomaaliya, Mudane Abdisalaam Cabdi Cali (Dhaay), ayaa hoggaaminaya Wafdiga Dowladda Soomaaliya ee...
Guddoomiyaha Gudiga Midowga Afrika iyo Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya oo...
El Hadji Ibrahima Diene, Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika ee Soomaaliya ahna Madaxa Howlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya...
Ciidanka Xoogga Dalka goor oo dib ula wareegay Deegaanka Sumadaale
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa goordhow howlgal qorsheysan dib ula wareegay Deegaanka Sumadaale ee Degmada Cadale, Gobolka Shabeellaha Dhexe, halkaas oo ay fariisimo waaweyn...
Danjiraha cusub ee Nigeria u soo magacaawday Soomaaliya oo booqday Safaaradda JFS ee Nairobi
Nairobi,(Wargeyska Dalka):- Danjiraha Dalka Nigeria ee dhawaan loo soo magacaabay Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Danlami Ibrahim, ayaa maanta booqasho sharafeed ku tegay Xarunta Safaaradda...










