Wararka Gudaha

Degmada Deyniile oo loo magacaabay guddoomiye cusub

0
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa Mudane Cabdirahman Macalim Xuseen u magacaabay Guddoomiyaha Degmada Dayniile ee...

Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress

0
Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya ahna Madaxweyne Ku-xigeenka CECAFA Mudane Cali Cabdi Maxamed, ayaa ka mid noqday 54 guddoomiye oo ka socday xiriirrada kubadda...

Wasiirka deegaanka oo shir muhiim ah uga qaybgalay Ethiopia

0
Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada ee Soomaaliya, Mudane Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa khudbad muhiim ah ka jeediyay kalfadhiga SDG6 ee madasha ARFSD12, isagoo...

Booliska oo Bulshada ka wacyigelinaya Maan-dooriyaha

0
Waxaa maanta Degmada Waaberi ee gobolka Banaadir lagu qabtay kulan dood-wadaag ah oo ku saabsanaa la-dagaallanka maandooriyaha, doodaas oo ay dhex martay bulshada iyo...

Shirka Taliyaasha Sirdoonka wadamada Bulshada Bariga Afrika oo Muqdisho ka furmay

0
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa si rasmi ah u daahfuray shirka Taliyayaasha Talisyada Sirdoonka ee wadamada ku mideysan Ururka...

Wasiirka arrimaha Dibadda oo wadahdal Teleefoon la yeeshay Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Jordan

0
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa wada hadal dhanka telefoonka ah la yeeshay Raโ€™iisul...

In ka badan 20 Khawaarij ah oo lagu dilay howlgal ka dhacay Gobolka Shabeellaha...

0
Shabeellaha Hoose, Arbaco, 29 Abriil 2026: โ€” Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya Saaxiibbada Caalamka, ayaa 72-dii saac ee la soo dhaafay fuliyay hawlgal...

Raโ€™iisal Wasaaraha XFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Kenya...

0
Muqdisho, Arbaco, 29 Abriil 2026: โ€” Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Kenya u...

Wasiirka Warfaafinta ee XFS oo Kulan miro-dhal ah la yeeshay Danjiraha Shiinaha u fadhiya...

0
Muqdisho, Soomaaliya 29-ka April 2026 โ€” Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daaโ€™uud Aweys Jaamac ayaa kulan miro-dhal ah la yeeshay...