Maxkamadda Sare oo ansixisay natiijada doorashada Golaha Wakiillada Hirshabeelle

Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixisay natiijada doorashada Golaha Wakiilladda Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ee uu Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimuhu u gudbiyay.