Wararka Gudaha

Dowladda Shiinaha oo dadkeeda ka qaaday sharci caqabad ku ahaa dhalmada.

0
Dowladda Shiinaha ayaa sheegtay maanta oo isniin in muwadiniinteeda loo ogolaaay inay dhali karaan hadda kadib 3 carruur ah. Bayaan kasoo baxay dowladda ayaa lagu...

Wafdi uu hoggaaminayo Taliyaha Qeybta 60-aad Ciidanka xoogga dalka oo gaaray Degmada Baraawe.

0
  Wafdi Saraakiil ah uu hoggaaminayo Taliyaha Qeybta 60aad ee CXDS Jenaraal Maxamed Sheikh Cabdullahi (Ciirow) ayaa Gaarey Degmada Baraawe ee Caasimada Koonfur Galbeed Soomaaliya. Taliyaha...

Deegaanada maamulka Somaliland oo ay ka bilaabantay codaynta doorashooyinka golaha wakiilada iyo deegaanka

0
In ku dhow hal miyan iyo bar ka mid ah Dadweynaha maamulka Somaliland ayaa saaka u dareeray goobaha cod bixinta iyagoo dadweynuhu si toos...

Golaha guud ee Qaramada midoobay oo canbaareeyay af-genbigii ka dhacay dalka Maali

0
Madaxweynaha Golaha Guud ee Qaramada Midoobay Volkan Bozkir, ayaa cambaareeyay af-genbiga ka dhacay dalka Maali, wuxuuna ku baaqay in dalka lagu soo celiyo dimuquraadiyad...

Hoggaamiyaha Xisbiga Yamina oo ku biiray xulufada kasoo horjeedda xukunka Ra’iisul wasaaraha Israa’il

0
Siyaasiga midigta fog  Naftali Bennett, oo ka mid ah siyaasiyiinta ugu saamaynta badan gudaha Israa’ail ee hoggaamiya xisbiga “Yamina” ayaa ku dhawaaqay inuu ku...

Taliye Xijaar”Ciidanka Boolisku waxaa ay awood u leeyihiin sugidda amniga doorashada”

0
Taliyaha Ciidanka boliiska dowladda Federaalka Soomaaliya Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa ka hadlay qorshaha diyaar garoowga sugida amniga doorashooyinka ka dhacaya dalka. Taliyaha oo...

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka DFS oo Gaalkacyo gaaray ayaa kormeeray xarumaha Caafimaad ee magaalada.

0
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka DFS oo maalmahaan ba kormeer ku maraayay deegaanada maamul-goboleedka Galmudug si uu ugu kuur-galo baahiyaha caafimaad ee kajira deeganada Galmudug...

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga oo warbixin ka dhagaystay mas’uuliyiinta wasaaradda

0
Shir maanta ay yeesheen masuuliyiinta Wasaaradda Ganacsiga oo uu shir-guddoominayey Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Md. Xildhibbaan Khaliif Cabdi Cumar, ayaa si weyn loogu...

Arday lagu afduubtay Nigeria oo lasii daayay

0
Abuja- Dowladda dalka Nageria ayaa sheegtay in lasii daayay 14 arday oo ay kooxo hubeysan ka afduubteen bil ka hor Jaamacad ku taallada degaanka...

Howlgal ka dhan ah maleeshiyada Al-Shabaab oo ka socda gobolka Shabeellaha dhexe

0
Ciidamada Xoogga dalka ayaa howlgal lagu ciribtirayo maleeshiyada Al-Shabaab ka wada gobolka Shabeellaha dhexe, kuwaas oo jab xooggan lagu gaarsiiyay argagixisada. Howlgalkan oo lagu dilay...