Wararka Gudaha

Gudoomiye Cabdi Xaashi iyo dhigiisa dalka Pakistan oo yeeshay kulan qadka taleefanka ah.

0
Gudoomiyaha aqalka sare mudane Abdi xaashi ayaa kulan qadka taleefanka kula yeeshay dhigiisa dalka Pakistan, iyagoo ka wada hadlay arrimo ay kamid yihiin iskaashiga...

Ra’iisal wasaare Rooble oo kulan la qaatay wakiilada Beesha caalamka

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ay weheliyaan Madaxda Dowlad Goboleedyada, Puntland, Jubbaland, Koonfur Galbeed, Hirshabelle, Galmudug iyo Guddoomiyaha Gobolka...

Talo loo dhan yahay ayaa lagu tanaadaa (warbixin)

0
Wadatashi waa nidaam aasaasi ah oo aan looga maarmin in la helo talo loo dhan yahay oo lagu dhiso maamul bulshao iyo mid dowladnimo,...

Ra’iisul wasaare Rooble, madaxda maamul goboleeda xubnaha ka ah DF iyo Beesha caalamka oo...

0
Ra’iisul Wasaaraha JFS mudane Maxamed Xuseen Rooble, madaxweyanayaasha maamul-goboleedyada,Gobolka banaadir iyo Beesha Caalamka ayaa waxaa shir uga furmay magaaladda Muqdisho. Kulanka oo uu shir guddoominayo...

Wasiirka Gadiidka iyo duulista hawada oo dhagax dhigay xarunta dayac tirka diyaaradaha

0
Wasiirka Gaadiidka iyo duulista hawada XFS Duraan Axmed Faarax ayaa dhagax dhigay xarunta dayactirka diyaaradaha oo laga hirgalinayo garoonka diyaaradaha  Aadan cadde. Xafladda dhagax dhiga...

Ra’iisal wasaare ku-xigeenka dalka oo daah furay imtixaamka shahaadiga ee Dugsiga sare

0
Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed iyo Wasiirka waxbarashada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay Imtixaanka shahaadiga ah...

Ciidamo ka tirsan Kumaandooska Gor Gor oo tababar loogu soo xiray dalka Turkiga

0
Ururka 7-aad Kumaandooska Xoogga Dalka ee Gor-gor ayaa tababar loogu soo xiray Dugsiga Isparta ee Dalka Turkiga, halkaas oo in muddo ah tababar noocyo...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Qado sharaf mahad celin ah u sameeyey Madaxda dowlad goboleedyada...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa qado sharaf mahadcelin ah u sameeyay Madaxweyneyaasha Dowlad-goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ka dib...

Qarax sababay dhimasho iyo dhaawacyo oo ka dhacay Beydhabo

0
Wrarka ka imaanaya Magaalada Beydhabo ayaa sheegaya in qarax sababay dhimasho iyo dhawac uu goor dhaw ka dhacey  suuqa qaadka lagu iibiyo ee bartamaha...

Mareykanka iyo IGAD oo soo dhaweeyay guusha uu ku dhamaaday shirkii Madaxda Soomaaliya

0
Mareykanka ayaa soo dhaweyay heshiiskii 27-kii May ee u dhaxeeyay madaxda qaranka iyo kuwa Dowladaha xubnaha ka ah Federaalka Soomaaliya, madaxweynaha iyadoo lagu saleynayo...