Wasaaradda Arimaha Gudaha oo qabatay Kulan lagu dhameystirayo la tashiga Siyaasadda Diiwaangelinta Madaniga.
SONNA- Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS ayaa qabatay Kulan lagu dhameystirayo la tashiga Siyaasadda Diiwaangelinta Madaniga.
Kulanka waxaa ka qaybgalay Wakiillo ka socda...
Madaxweynaha Hirshabeelle oo kormeer ku tegay goobaha uu fatahaadda ka sameeyay webige Shabeelle ee...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta gaaray magaalada Jowhar ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Hirshabeelle.
Madaxweynaha oo socdaalkiisa ay ku wehliyeen Qaar...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo kulan la qaatay Madaxda Waaxyaha Dakhliyada Dowladda Hoose ee Xamar
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kulan la qaatay Madaxda Waaxyaha Dakhliyada Dowladda Hoose ee Xamar.
Kulankaan...
Shaaqalaha Wasaaradda Waxbarashada oo tababar loo soo xiray
Agaasimaha Shaqada, Shaqaalaha Wasaaradda Waxbarshadda, Hiidaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Axmed Muuse Xoosh ayaa tababar u soo xiray shaqaale ka tirsan...
Madaxweynaha dawlad goboleedka Galmudug oo kulan la qaatay qaar ka mida saaxiibada beesha caalamka
Madaxweynah dowladda gobolkeedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa maanta ka qeybgalay shir ay ku casuumeen qaar ka mid ah saaxiibada Beesha caalamka...
Marxuum Cabdullaahi Sheikh Ismaaciil oo maanta lagu aasay Muqdisho
Alle u naxariistee meydka Marxuum Cabdullaahi Sheikh Ismaaciil ayaa salaadda Janaasada lagula oogay Masaajidka Isbaheysiga Islaamka,waxaana ka qeyb galay Ku-simaha guddoomiyaha golaha shacabka ahna...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida oo markale bilowday dhageysiga Kiiska Marxuum Cabdixakiim Dhegajuun
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa Maanta mar kale u fariisatay dhageysiga dacwadda dilka Guddoomiyihii Maamulka degmada Hodan AUN Cabdixakiim Cabdiraxmaan Ciise (DhagaJuun).
Xeer ilaaliyaha Maxkamadda...
Taliyaha Booliska oo hoygiisa ku booqday Madaxweynihii hore ee JFS Mudane Xasan Shiikh Maxamuud
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar oo ay weheliyaan Taliye ku Xiggeenka iyo Afhayeenka Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa hoygiisa ku...
Midowga Afrika oo Madaxweynihii hore ee Ghana u soo magcaabay Ergeyga gaarka ah ee...
Midowga Afrika ayaa Madaxwaynihii hore Jamhuuriyadda Ghana H.E John Dramani Mahama u soo magacaabay inuu noqday Ergayga Gaarka ah ee Soomaaliya.
Ergeygaan gaarka ah ayaa...
Ra’iisul wasaare Rooble oo gaaray magaaladda Jeddah ee dalka Sacuudiga
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa galabta gaaray magaalada Jeddah, isaggoo ku sii jeeda magaalada barakeysan ee Makka,si uu u...










