Duqa Muqdisho oo guddoomiyay kulan looga hadlayay u diyaar garowga xuska Maalmaha Xorriyadda
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa shir guddoomiyay kulan aan caadi aheyn oo ay goobjoog ka...
Ra’iisal wasaare Rooble oo la kulmay James Swan
Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kulan la qaatay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha...
Madaxweynaha Azerbaijan oo waraaqaha aqoonsiga danjiranimo ka guddoomay safiirka Soomaaliya ee Turkiga iyo Azerbaijan
Madaxweynaha dalka Azerbaijan HE Ilham Aliyev ayaa saaka warqadaha aqoonsiga danjiranimo ka guddoomay safiirka Soomaaliya ee dalalka Turkiga iyo Azerbaijan Ambassador Jaamac Caydiid.
“ Azerbaijan...
Ciidamada Xoogga Oo Sameeyay Howlgal Miino Raadin Ah.
Xoogga dalka Ciidamo ayaa howlgallo qorsheeysan kasameeyay degaanno katirsan Gobolka Shabeellaha hoose, halkaas oo ay Aragagixisadu ku Duugeen miinooyin.
Howlgalkaan waxaa isla sameeyey ciidanka sida...
Safiirka DFS u fadhiya Turkiga oo la kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda Azerbaijan
Safiirka dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Turkiga Amb. Jama Aidid Maxamed iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa safar shaqo ku tegay Magaalada Baku ee...
JIRITAANKA LACAGTA SHILIN SOOMAALIGA OO CIRIIRI KU JIRTA
Marka aad tagto suuqyada iyo meelaha laga dukaameysto waxaad arkeeysaa Doolarka Mareykanka oo suuqyada waa weyn iyo kuwa yar yar oo si isku mid...
DERISKII LIBAAXA IYO DAWACADA (QEYBTA-1AAD)
Deris ayey ahaayeen libaax iyo dawaco labo sac ayeyna xoolo ka lahaayeen qofba maalin ayuu raaci jiray xoolaha.
Maalintii dambe libaaxa ayaa raacay xoolihii wuxuu...
SHEEKADII-QUDBO SIRO QABKEYGII KU WAAYAY (QEYBTII-1AAD)
Berri baa waxaa xaafadda barafka iyo dhuxusha u keeni jiray oday illaa 40 jir ah oo ay baso iyo bariirba bidaari hooshay, doobnimona ku...
GANACSATADA WAA INAY DABOOLAAN BAAHIDA BULSHADA
Ganacsi kasta waa lama huraan inuu yeesho qorshe u degsan lix bilood ama hal sano kaaso ku saleeysan baahida bulshada oo markaasi aysan ka...
DOORKA ISKAASHATOOYINKA GANACSIGA DALKA
Iskaashato waa urur ay ku bahoobeen dad isku fikir ah oo ay ka dhexeeyso Hanti iyo Saami ayagoo isku raacsan hab-qeexan ee howl galka...










