Wararka Gudaha

Maxkamadda Gobolka Benaadir oo xukun ku riday Mulkiilaha Heya’adda Sahan

0
Matt Brydan mulkiilaha Hey’adda Sahan Reseach ayey Maxkamadda gobolka Banaadir waxay ku heshay eed uu ku soo oogay xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka,...

Guddoomiyaha Guddida hirgelinta doorashooyinka oo gaaray Baydhabo

0
Gudoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (GHDHF) Mudane Maxamed Xasan Ciro iyo Xubno kale oo ka tirsan GHDHF ayaa gaadhay Magaalada Baydhabo ee xarunta...

Madaxweyne QoorQoor oo ka hadli doono Xaaladihii ugu dambeeyey Guriceel iyo mowqifka Galmudug.

0
Madaxweynaha Maamul Gobaleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye QoorQoor ayaa la filaya in goor dhaw ka hadlo Xaaladda Degmada Gurceel iyo mowqifka Galmudug ee...

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka oo kulan laqaatay Madaxweynaha Puntland

0
Wasiir Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib u Heshisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Aadam Cabdinaasir iyo wafdi uu Hoggaaminayo ayaa waxaa ay kulan...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo bogaadiyay doorashada golaha degaanka dowlad-goboleedka Puntland

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa bulshada, hoggaanka dowlad-goboleedka Puntland iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay doorashada golaha deegaanka ee...

Magaalada Cadaado oo maanta laga dukaday Salaad Roob doon ah

0
Maamulka Degmada Cadaado,Ardeyda Iskuulada iyo kuwa Dugsi Qur’aanka Culum udiiynka Dhallinyarada, Haweenka, Wax garadka,Aqoon yahanada ayaa maanta iskugu soo baxay magaalada Cadaado.Si ay ugu...

Jaamacadda Carabta oo Suudaan ugu baaqday in xiisadda taagan lagu xalliyo wada hadal

0
Xoghayaha guud ee ururka Jaamacadda Carabta, Axmed Abul Geyt, ayaa walaac xooggan ka muujiyay arrimaha ka socda  dalka Suudaan, wuxuuna ugu baaqay dhammaan dhinacyada...

Wasaaradda Gargaarka oo qabatay kulan looga hadlaayey xaalada bini’aadanimo ee gobolada qaar.

0
Wasiirka gargaarka iyo maareynta musiibooyinka dowladda federaalka, dowlad goboleedyada iyo maamulka gobolka Banaadir ayaa kulan deg deg ah ka yeeshay xaaladda bini’aadanimo ee ka...

Ciidamada ammaanka Suudaan oo xiray R/Wasaaraha iyo xubno kale oo muhim ah

0
Ciidamada ammaanka ee Suudaan ayaa xiray dhowr xubnood  oo ka tirsan hoggaanka rayidka ah ee dalkaasi.iyagoo sidoo kale xabsi guri galiyay ra’iisul wasaare Abdallah...

Doorashada golaha degaanka oo ka billowday degmooyin ka tirsan Puntland

0
Waxaa saakay aroortii hore si rasmiya u bilaabatay codboxinta doorashada qof iyo cod ee golaha deegaanka degmooyinka Qardho, Eyl iyo Ufeyn. Xilli horeba waxaa la...