kulan looga hadlayay xoojinta amniga oo ka dhacay Dhuusamareeb
Dhuusamareeb- Kulan looga hadlayay xoojinta amniga magaalada Dhuusaramreeb gaar ahaan xilliga doorashada oo ay ka qeyb galeen Saraakiisha talisyada Booliiska iyo Nabadsugida Dhuusamareeb, guddiyada Xaafadaha...
Kabtanka Xulka Qaranka “Oman nagama badin ee Xiriirka Kubdda Cagta Soomaaliya ayaa naga badiyay”
Kabtanka Xulka Qaranka Soomaaliya oo ka hadlay ciyaartii xalay ay la yeesheen Xulka Qaranka Cumaan ayaa dhaleel usoo jeediyey Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya.
Kabtanka ayaa...
Dadweynaha Itoobiya oo u dareeray goobaha cod bixinta
Dadweynaha Itoobiya ayaa safaf dhaadheer ugu jira goobaha codbixinta doorashooyinka si ay uga dhiibtaan codkooda doorashadii lixaad ee baarlamaanka iyo golayaasha deegaanka.
Ilaa 9,175 musharrax...
GANACSIGU WAA FAA’IIDO MARNA WAA QASAARO
Ganacsatada loo yaqaanno waratada waxa ay ka mid yihiin ganacsatada yar yar waxaana sida badan ku howlanaan jiray Haweenka oo badanaa soo bandhigi jiray...
GANACSIGU KOW IYO LABO MAAHAN
Magaalooyinka, waxaa xarumo ku leh dowladda, hay’ado iyo shirkado gaar ahaaneed sidaa darteed ayey ugu mehrado badan tahay goobaha kale.
Dadka magaalooyinka deggan way ka...
WADDANIGU MAGAC BUU HELAA
Waddaniga waa ruux u taagan horumarka dalkiisa iyo dadkiisa .
Hankiisu ma aha boob iyo hanti lunsasho wuxuuna isha ku hayaa difaaca dalkiisa iyo dadkiisa...
MUHIIMADDA CIIDAMADA SOOMAALIYEED
Maxay tahay muhimadda ay leeyihiin ciidan, dal majiri karaa ciidan la'aan?
Ciidan waa awoodda kaliya uu leeyahay dal waliba, ciidanka waa ilaalada ama difaaaca dalka,...
HAWEENKU WAA HORSEEDKA NABADDA IYO HORUMARKA DALKA
Wiil kasta oo adduunyada ku dhashay magac kasta iyo mansab kasta ha gaaree hooyo ayaa dhashay aabbe ayaana soo daadaheeyey laakiin hooyadu waxay hoodo...
MADAXWEYNE FARMAAJO OO BOGAADIYEY DADAALLADA XUKUUMADDA EE AWOOD SIINTA GANACSATADA SOOMAALIYEED
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa adkeeyey in awood-siinta ganacsatada Soomaaliyeed iyo xaqiijinta suuqyo heer gobol ah oo loo iib geeyo...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo isu diyaarinaya sifeynta Waddooyinka gala Degmada Waajid
Waajid- Taliyaha qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto; Maxamed Sheekh Cabdullahi (Ciirow ) ayaa maanta kormeer ku tagay xarunta ururka 260-aad...










