Wararka Gudaha

Wasaaradda Waxbarashada Galmudug oo daah-furtay kulan looga hadlayay falanqeynta Waxbarashada

0
Wasiirka wasaaradda Waxbarashada Galmudug Maxamed Xaashi Dhoorre, ayaa maanta furay kulan looga doodayay nuqulka 1-aad ee falanqeynta Waxbarashada Galmudug. Qaar ka mid ah Jaamacadaha Galmudug,...

Amisom oo Ciidanka Xoogga ku wareejisay Saldhigga Marriin Gubaay

0
 Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn Ciidamada Ugandha ee ka tirsan AMISOM ayaa si guul leh u xaqiijiyey  amaanka gacan ku haynta agagaarka saldhigga howlgalka ee Maryan Gubaay oo ka...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo kulan la qaatay ganacsatada Soomaaliyeed ee Turkiga

0
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen, ayaa xalay Magaalada Stanbul ee dalka Turkiga uga qeybgalay kulan casuumaad ah oo ganacsatada iyo jaaliyada...

Golaha wadatashiga qaranka oo kulan yeelana si loo dardar galiyo shaqooyinka harsan ee arrimaha...

0
Ra’iisul Wasaaraha xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku casuumay madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka shir Sabtida ka dhacaya Muqsisho, kaas oo la...

Heshiis dhexmaray Dowladaha hoose ee Muqdisho iyo Konya ee Turkiga

0
Wafdi ka socday Dawladda Hoose ee Muqdisho oo uu hogaaminaayay Guddoomiye K/xigeenka howlaha guud ee Maamulka gobolka Banaadir Faarax Cabdi Diini iyo Xoghayaha guud...

Dowladaha hoose ee Muqdisho iyo Konya oo heshiis kala saxeexday

0
ILAYSKA DALKA:-Wafdi ka socday Dawladda Hoose ee Muqdisho oo uu hogaaminaayay Guddoomiye K/xigeenka howlaha guud ee Maamulka gobolka Banaadir Faarax Cabdi Diini iyo Xoghayaha...

Qaban qaabada xuska maalmaha xorriyadda oo si weyn looga dareemayo dalka

0
Xuska toddobaadka maalmaha xorriyadda ayaa si weyn looga dareemayaa guud ahaan dalka, Guddiga qaban-qaabada Xuska Todobaadka maalmaha xoriyadda ee uu magacaabay Ra’iisul wasaaraha xukuumadda...

Wasiirka Caddaalada X.F.S oo kulamo la yeeshay odayaasha iyo dhalinyarada ku nool magaalada Waajid

0
Wasiirka Caddaaladda XFS ayaa degmada waajid wuxuu kulamo kula yeeshay dhalinyarada iyo odayaasha degmadaasi ku dhaqan si uu oga xogwaraysto xaaladaha ay ku sugan...

Gudidda farsamada Arrimaha doorashooyinka oo shaaciyey xiliga tababarka u furmayo gudiyadda doorashooyinka

0
Gudida Farsamada Arrimaha Doorashooyinka ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa faahfaahiyay jadwalka iyo nooca tababarka ay qaadanayaan Xubnaha Guddiyada doorashooyinka, ka hor inta aysan guda...

Maxkamadda Ciidamada oo shaacisay Magaca qofkii ka dambeeyay dilkii Sheekh Cali Dheere

0
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa  Maanta oo Isniin ah shaacisay Magaca qofkii ka dambeeyay dilkii 17/5/2021 deegaan hoostega Magaalada Gaallkacyo loogu geystay Allah unaxariisto...