Wararka Gudaha

Xabbad joojin ka dhaqan gashay deegaanka Dhagtuur oo dhawaan lagu dagaallamay

0
Galmudug ayaa xabbad joojin ka dhaqan galisay degaanka Dhagtuur ee Koofurta gobolka Mudug kadib markii saacadahii lasoo dhaafay siyaabo kala duwan loogu dilay 3...

Ciidamada oo howlgallo ka sameeyay magaalada Guriceel

0
Cadaado- Cutubyo ka kala tirsan Ciidamada Milateriga, Booliska iyo Nabad sugidda ayaa Maanta siwadajir ah howlgallo qorsheysan oo Ammaanka lagu xaqiijinaayo uga fuliyay degmada...

Diyaarad ku burburtay Dooloow Soomaaliya

0
Diyaarad nooca rakaabka oo ka ambabaxday magaalada Muqdisho kuna sii jeedday degmada Dooloow Soomaaliya ayaa maanta ku burburtay madaarka magaalada Dooloow. Diyaaraddan ayaa u rarneeyd...

Wasiirka Caddaladda XFS oo xafiiskiisa ku qaabbilay ku xigeenka Ergayga QM u qaalbilsan Soomaaliya

0
Wasiirka caddaladda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, mudane  Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay ku xigeenka ergayga gaar ah ee Qm u qaalbilsan arrimaha Soomaaliya,...

HOWL-GAL LAGU XAQIIJINAYO AMAANKA GOBOLKA GEDO OO KA DHACAY DULEEDKA DEGMADA GARBAHAAREEY

0
Howlgalkani oo ujeedkiisu ahaa xaqiijinta amaanka magaalada Garba-haareey iyo nawaaxigeeda halkaasi oo lagu wado inay ka qabsoonto Doorashada Goloha shacabka ee Baarlamaanka J.F.S. Howlgalka ayaa...

AGAASIMAHA GUUD WASAARADDA GAASHAANDHIGGA OO KORMEER SHAQO KU TAGAY XARUMAHA CIIDANKA BADDA SOOMAALIYA.

0
Agaasimaha Guud Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa kormeer shaqo ku tagay xarumaha kala duwan ee Ciidanka Badda Soomaaliya ku leeyahay caasimadda dalka, sida xarunta dhexe...

Soomaaliya oo ka qayb galaysa kulanka SMIIC oo ay ku midaysan yihiin 46 dal

0
Maareeyaha Hay’adda Tayo-dhawrka Soomaaliyeed iyo wafdi uu hogaaminayo oo safar shaqo ku jooga dalka Sucuudi Carabiya ayaa ka qeyb galaya Shirka lix iyo tobnaad...

Dalka Itoobiya oo lagu soo rogay xaalad deg deg ah

0
Dowladda Itoobiya ayaa dalkeeda kusoo rogtay Xaalad deg deg ah, Shir ay yeesheen Golaha Wasiiradda ayaa laga soo saaray go’aankan iyadoo sabab looga dhigay...

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada HE. Dr. Fawziya Abikar Nur ayaa maanta xilka...

0
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada HE. Dr. Fawziya Abikar Nur ayaa maanta xilka u kala wareejisay 3 dex Agaasime waaxeed oo loo magaacabay...

Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay si toos ah uga qayb galaysa kulanka halbeegyada&Cabbirada Islaam...

0
Kulankan oo sannadkaan ay ka qaybgalayaan 46 dal oo xubin ka ah SMIIC,Maareeyaha Hay’adda Tayo-dhawrka Soomaaliyeed iyo wafdi uu hogaaminayo oo safar shaqo ku...