Madaxweynaha maamul goboleedka hir-shabeelle oo lago soo dhoweeyey Moqdisho
Madaxweynaha maamul goboleedka Hir-shabeelle Mudane Ali Guudlawe Hussein oo maalmihii lasoo dhaafay safar shaqo ku joogay wadanka Turkiga ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho.
Madaxwaynaha...
Maamulka Gobolka Banaadir oo shaaciyay Natiijada Imtixaanka Shahaadiga Fasalka 8-aad ee sanad Dugsiyeedka 2020/2021
Xafiiska waxbarashada maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta oo ay Taariikdu tahay 8/7/2020 soo bandhigay natiijada Imtixaanka shahaadiga Fasalka 8-aad ee sanad Dugsiyeedka 2020/2021.
“Waxaa hadda...
Agaasimaha guud Wasaaradda Gaashaandhigga oo ka qayb galay Barnaamijka qiimaynta halista qaraxyada
Agaasimaha Guud Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya, Xasan Maxamed Saciid Samantar iyo Agaasimaha Waaxdka Yurub iyo Maraykanka, Cabdidaahir Cabdiraxmaan Cabdi ayaa shalay Addis Ababa, Itoobiya, dalka...
Ra’iisul wasaare Rooble oo ka qeyb galaya Shirka Golaha Wasiirrada ee Jubbaland
Kismaayo- Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Fedraalka ah ee Soomaaliya Mudane Eng Maxamed Xuseen Rooble iyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaan ayaa si...
Hawlgallo ciidan oo ka socda Mudug iyo Galgaduud
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Gal-mudug mudane falagle ayaa sheegay in ay socdaan howlgallo ka dhan ah Al-shabaab oo la doonayo in kooxaha nabad-diidka looga sifeeyo...
Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo casho sharaf u sameeyay Wasiirada Caafimaadka ee heer Federaal iyo...
Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlad Gobaleedka Puntland, Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa caawa Qasriga Madaxtooyada casho sharaf ugu sameeyay Wasiirada Caafimaadka ee...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo kormeeray Dekadda Kismaayo
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo kormeer shaqo ku tagey dekedda Kismaayo ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay ka go’an...
Shirka Wadatashiga Wasaaradaha Caafimaadka Dowlad Gobaleedyada iyo Dowlada Federaalka oo maanta soo dhamaday.
Waxaa maanta lagu soo gabagabeeyay magaalada Garowe shirka wadatashiga wasaaraddaha caafimaadka Dawladaha xubnaha ka ah dawlada federaalka iyo wasaaradda caafimaadka Xukuumada federaalka Soomaliya, shirkaan...
Ra’iisul wasaare Rooble oo gaaray magaalada Kismaayo
ILAYSKA DALKA:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa gaaray magaalada Kismaayo ee caasimadda KMG ah ee Dowlad-goboleedka Jubaland
Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha waxaa...
Ra’iisul wasaare Rooble oo xariga ka jaray VISA Card cusub ee Bangiga IBS
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xirigga ka jara adeega VISA Card cusub oo uu soo kordhiyay Bangiga IBS, kaas...










