Wararka Gudaha

Ra’iisul Wasaare Rooble oo soo dhaweeyey Jadwalka doorashooyinka ee ay soo saareen Guddiga Hirgelinta...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo dhaweeyay jadwalka hannaanka doorashooyinka labada aqal ee BFS ee uu soo saaray Guddiga...

Ciidanka kumandooska Danab oo dilay horjooge Al-shabaab ah

0
Ciidanka kumandooska danab ee xoogga dalka somaliyeed ayaa degaanka caliyoow baroow ku dilay horjooge amiir u ahaa argagixisada alshabaab laguna magacaabi jiray Nuux Dhagool...

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal oo Shaaciyey Jadwalka Guud ee Doorashada Baarlamaanka Labada Aqal...

0
Si waafaqsan mas’uuliyadda Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federal (GDHF) ka saaran hirgelinta doorashooyin degdeg ah, waqtigooda ku dhaca, xor iyo xalaal ah iyo baahida...

Ra’iisul wasaarihii Dalka Lubnaan oo iscasilay

0
Ra,iisel wasaaraha la magacaabay Saad Hariri ee Lubnaan ayaa xilka ka degay khamiistii kadib markii uu ku guul dareystay inuu soo dhiso dowlad sideedii...

Ciidamada Galmudug oo miinooyin ka soo saaray deegaanno ka mid ah Mudug

0
Ciidamada miino-baarista Booliska iyo kuwa  Mileteriga ee ka howlgala gobolka Mudug,ayaa ku guulaystay in ay soo saaraan miinooyin ay argagixisadu ku aaseen fariisimihii ay...

Ciidanka Xoogga oo fashiliyay qaraxyo laga soo buuxiyay gaari kuwa raaxada ah

0
Ciidamada amniga Qaranka ee ku sugan afaafka deegaanka Bacaadweyne ee Koofurta Gobolka Mudug ayaa saaka fashiliyay weerar ismiidaamin ah oo loo adeegsanayay gaari land...

R/wasaare Rooble oo khadka telefonka kula hadlay dhiggiisa dalka Qatar

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo dhiggiisa Dalka Qatar Sheekh Khaalid Bin Khalifa Bin Cabdilcaziz Aala Taani, oo khadka telefoonka...

Wax-qabadka Booliska oo lagu soo Bandhigay Dugsiga tababarka Jeneraal kaahiye

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa ka qeyb galay Munaasabad lagu soo dhaweynayay Taliyeyaasha Booliska Maamul...

Maamulka Gobolka Banaadir oo yeeshay kulan looga hadlayay amniga iyo wacyigelinta bulshada

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xarunta Aqalka Dowladda hoose ee Xamar kulan aan caadi ahayn kula...

Shir looga hadlayey qorshaha midaynta Manhajka Waxbarshada Dalka oo Garoowe lagu qabtay

0
Garoowe-Wasaaradda Waxbarashada  Dawladda Federaalka iyo Wasaaradaha waxbarashada Dawladaha Xubnaha ka ah Federaalka iyo Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir oo Shir muddo dhawr bari ah uga...