Madaxweyne ku-xigeenka labaad ee Jubbaland oo kormeer ku tegay Talisyada ciidamada Dawlad Goboleedka Jubbaland
Madaxweyne kuxigeenka labaad ee dowlad Goboleedka Jubbaland ahna kusimaha madaxweynaha Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud (lugadheere) ayaa maanta oo Jimce ah kormeer ku tegay Talisyada ciidamada...
Ganacsade Soomaali ah oo lagu dilay Dalka Koonfur Afrika
Kooxo Burcad Koonfur Afrikan ah ayaa Dalkaasi waxaa ay ku dileen muwaadin Soomaali ah, kaas oo kamid ahaa Soomaalida Ka ganacsata dalkaas.
Muwaadinka ayaa lagu...
RUN BAA REER LAGU DHAQAA
Mar haddii la doonayo in dhidibka loo taago qoys wuxuu ka bilowdaa heshiiska ugu horreeya ee gabadha iyo wiilka.
Wuxuu heshiiskaasi ka bilowdaa damac jaceyl...
LABAATAN JIR LA MOODO LIXDAN JIR
Labaatan jirka waqtigaan dhallinyarada ah iyo lixdan jirka waxa ay kasiman yihiin tima la’aanta loo yaqaan bidaarta, taasoo dhaqan ahaan aan ubaranay in ay...
AMMAANO CIRKA IYO DHULKA AYAA DIIDAY
Ilaahay mulkigiisa isagoo maareyn kara keligiis cid kalena aan u baahneyn ayuu maqluukhiisa siiyey is maamul iyo isku filnaansho wuxuuna u dhiibay mid kasta...
RAJO IYO YIDIDIILO WANAAGSAN OO KA MUUQATA DALXIISKA SOOMAALIYA
Dadka Soomaliyeed waxay soo fahmayaan muhiimadda dalxiiska, iyadoo dhallinyarada soomaaliyeed ay ka muuqato rajo ah in dib loo soo celin karo dalxiiska iyo goobihii...
DADKA IYO DALKA MAXAA U DAN AH?
Shaqsi ahaan adiga maxay tahay dantaada?
Way iska caddahay oo waxaad daneyneysaa in aad hesho nabad , degenaansho iyo nolol macaan oo aad ku noolaato...
NAAS NUUJINTA WAA FAYO DHOWRKA ILMAHA YAR
Waa arrin Rabbaani ah in ilmaha dhasha in la nuujiyo ilamaha dhasha oo aan wax kale cunto u noqon Karin.
Kuwa naaska nuujiya ilmahooda ayaa...
MAXAA KA HORTAAGAN DHALINTA SOOMAALIYEED INAY BEERAHA TACBADAAN
Waan ognahay Dal walba dhallinyaradiisa ayaa dhisa dhan kastaba ha ahaate Beeruhu waxay ka mid yihiin waxayabaha daruuriga u ah nolasha asaasiga ee bini aadanka.Sidaas oo...
Wafdi ka socday Xiriirka Kubada Cagta Soomaaliyeed oo gaaray Dhuusamareeb
Wafdigan oo isugu jira tababarayaal, garsoorayaal, macalimiin iyo madax ka socota xafiiska hormarinta Gobolada ee xiriirka kubada Cagta Soomaaliyeed ayaa maanta si weyn loogu...










